Muuse Abokor

(Waxaa laga soo toosiyay Muuse abokor)

Beesha Muuse Abokor waa midkamida beelaha ugu badan Habarjeclo . Waa beel baladhan oo 5 gobol oo somaliland ah degta, Togdheer, Saaxil, Sool, Saraar, iyo Sanaag. Muuse Abokor wuxuu soohdin la leeyahay Muuse ismail and Muuse Arreh (HY) dhinaca waqooyi-bari, reer darawiish dhinaca bariga, beesha darawiish dhinaca bari-konfuur, iyo garxajis iyo Habar Awal dhinaca galbeedka.

Flag of Somaliland.svgFlag of Ethiopia.svgFlag of Kenya.svg
Meelaha ay ku badan yihiin
 Somaliland
 Itoobiya
 Kenya
Luqada

Af Soomaali, Af Carabi

Diinta

Islam (Sunni Islam)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Maxamed Abokor, Samane abokor, Cumar Jibriil iyo tolalka kalee ee beesha Habarjeclo

(Af-Ingiriis: muuse abokor)

ceerigaabo sanaag

Reeraha Muuse AbokorEdit

Muuse Abokor wuxu u kala baxaa 14 reer oo waawey oo kala ah:

dadka caanka ahEdit

Marka laga yimaado siyaasiyinta dadka caanka ah waxa ka mida faananinta weyn ee saynab cige, saafi ducaale,cabdirisaq saleban gaas,iyo,saabriiina muue

Siyaasiyinta Raga ugu caansan waxa kamida .. Michael mariani,NUUR AMAAN , Yusuf Maxamed Cali (Tuke) dube caliyare, 'axmed kayse, Dhoola yare, Maxamed xaashi, Maxamuud xaashi, 'Axmed xayir maareye, Cali sicid raygal, Hinda Cali Biikalo ,Axmed Nuur Faahiye, Axmed Rooraaye, AxmedJiir iyo Xasan gaafaadhi

siday u kala degaan yihinEdit

Beelaha maxamed yooniz iyo bahma jeeli waxay gebi ahaan degan yihin gobolada saaxil iyo togdheer, beelaha cismaan yooniz cali barre iyo maxamed bare qaybo kamida reer iidle cali farax waxay degan yihin gobolka saraar iyo sool, beelaha uduruxmiin idarays baho bsanbuur axmed faarax reer buraale yooniz waxay degen yihin gobolka sanaag iyo sido kale saaxil,,,

magaalooyinka muuse abokorEdit

Oday dhaqamedyada muuse abokor kaso jedaEdit

  • suldan cali muse suldanki u horeyay habarjeclo
  • boqor cisman aw buurmadow(boqorka somaliyed)
  • Al suldaan Cabdilahi suldan cali (suldanka

habaRjeclo) ................................ Sido.kale waxa jira suldaano ay leyihin beelaweynta muuse abokor Sida suldaanka bahsanbuur suldaan ismaaciil Nuur wacays(qudde). Iyo suldaanka axmed faraaxa, suldaanka reer iidlaha,suldaanka cali baraha,suldaanka uduruxmiinka,

Tijaarta ka dhaLatayEdit

  • INDHA DEERO GROUP
  • ALHARBI
  • ASLI MAYDI
  • AL IKHWA
  • MUBAARIK Pharmacies
  • Shaahyahan
  • MUBAARIK fuel station ( ilma cilmi yare)

Reeraha ugu waaweyn muse abokorEdit

Beshu waxay degta dhulka ugu baladhan somaliland waxana ka mida ah min laga bilabo berbera ilaa xiis oo ay u dhaxayso ku dhowad 500km sidoo kale laamiga teedsan burco ilaa ceerigaabo sido kale laamiga gobolka sool aad iyo degankisa oo dhan ilaa guumays Gobolada saraar sool saaxil sanaag togdheer iyo wadamada ethiopia kenya somalia ........


Xaaji suudi https://so.wikipedia.org/wiki/Xaaji_suudi