Degmada gudmo biyo cas waxa dega Bahsanbuur Biciide oo ah habarjeclo waa degmo ku caan ah beeyada iyo xabagta waa degmo dhaqaaleheedu aad u badan yahay waxa kale oo ay caan ku tahay xaga Xoolaha Nool, beeraha, Macdanta, kaluunka, Beeyadda iyo wax soo saarka, dadkeedu wuxuu ku tiirsanyahay beeraha beeyada iyo xabagta iyo xoolaha nool. Waxa galbeed ka xiga degmada Ceel afweyn Harti yimid.

Waxaa ka soo jeeda siyaasiyiin, aqoonyahan iyo dad magac ku leh somaliland, Waxa ka mid ah. Aasaasihii, ilad Fardale ahmed Abwaan shire axmed faarax (shire widhidhif). Xaaji xasan axmed ganacsade, iyo caaqil saamayn weyn ku lahaa gobolka Sanaag. Suldaan ismaaciil nuur wacays Suldaanka guud ee beesha. Cheif caaqil yuusuf warsangeli. Jiifka guud ee beesha.


1. Abwaan sh. Ismaaciil axmed

  barre oo ahaa gabyaa weyn oo 
 darwiish ahaa. 

2. Abwaan awcilmi ducaale 3. Abwaan jaamac camale yuusuf 4. Abwaan dhegawanle 5. Abwaan jaamac axmed faarax

  jaamac cadde oo ah ninkii 
   aas aasay magaalada gudmo 
   ee meheradii u horaysey ka 
   furtay. 

Rag siyaasiyiin ah oo magac leh ayaa ka soo jeeda degmada waxana ka mid ah.

1. Muj.Jaamac Saalax axmed

   {Midhiq} oo ka tirsanaa 
  golihii dhexe ee SNM iyo 
   Asaasayaashii SDF. 
  Ahaana badhasaabkii u 
   horeeyey ee sanaag 
   somaliland. 

2. Muj. Maxamed yuusuf cartan

  oo ka mid ahaa 5tii nin 
  ee u horeeyey SNM.

3. Kornayl Axmed Xaji Xassan

  (Axmed Cirro):
   Hogaanka Qaran ee Madaaficda 
   Dowlada Somalia 1975-1978. 

4. dhiisay: cabdiraxman salax

   ahmed.

Rag kale oo SNM magac ku dhex lahaa faramaha dagaalka.

  • Muj. DR. Hilaac maxamud
  • Muj. Gadhle ciroobey
  • Muj. Muj. Xasan dheere
  • Muj. Binaate samaysane
  • Muj. Siciid saalax dibow
  • Muj. Awoowe jirdagale
  • MUJ. Saalax cabdi qoor ka fuul (Badhan).
  • Muj. Axmed Geele Xiddig
  • Muj. Muj cabdulahi masyar.

Sidoo kale siyaasiyiin ay ka mid yihiin

1.Cali axmed cali yufle Xildhiban golaha deganka cerigabo

2. Aniis saalax xaaji xasan Ahun.

3. Cabdulahi carrey Mareeyahii hore wakaalada beeyada.

4. Siciid saalax shire Mareeyahii hore madbacada qaranka.

5. Xil. cabdiraxman Yusuf cartan.

6. Prof. Yaasiin Xaaji Ducaale Afwayne.

7.Bashiir cumar Geele Xoghayaha biyaha xisbiga wadani. 8. Garyaqaan Mohamed Saleh Mirre (Mirre Saleh)

Beesha Basanbuur habarjeclo

Beesha basanbuur waxay ka mid tahay beelweynta habarjeclo, muuse abokor, Biciide. Waxay u kala ba 1. samatar biciide. Oo sii kala

  ah.

A. Reer raage *** B. Bah adaraxmaan *** C. Bah muuse *

2. Waadhawr biciide oo kala ah.

A.  Bah cimraan **
B. Bah muxumud **
C. Bah awal. **

Bah awal oo u sii kala baxda ***Cali axmed Xasan ***axmed Jibriil xasan, ****maxamed xasan, ****ibrahin xasan. Ibraahin xasan oo sii dhalay, *****Saalax ibraahin, *****Dhunkaal ibraahin *****Cigaal ibraahin *****Buraale ibraahin *****Maxamed ibraahin Kadib saalax ibraahin oo kala ah. ******Reer faarax, ******reer wacays, ******reer cali iyo qaar kale u sii farcama.

Hadaba beesha bah sanbuur, waxay degtaaa badhtamaha degmada ceerigaabo, degmada gudmo biyocas, degmada xiis iyo degmada ceel afweyn, Beeshu waxay si xoogan u degtaa degmada ceerigaabo. Waxay leedahay ganacsiyo badan sida beeyada oo ah dakhliga koowaad ee degmada gudmo biyocas. Shirkadaha Asli Maydi frankincense company. Iyo Maydi frankincense (som gum trading) Waa labada shirkadood ee beeyada ka dhoofiya guud ahaan somaliland.

      • Waxa ka soo jeeda ganacsato gobolka magac ku dhex lahaa sida Xaaji xasan axmed, Faarax maxamud iyo jibriil xaaji ducaale oo ahaa ragii ceerigaabo berisamaad ka talin jirey.
      • Raga maanta ganacsiga heer qaran ee guud ahaan somaliland safka hore kaga jira waxa ka mid ganacsade
      • Barkhad Jibriil Xasan Faarax.

Mulkilaha shirkada Aslimaydi.

      • Heer gobol ganacsatada safka hore kaga jira gobolka sanaag iyagana waxa ka mid ah,
      • Cabdiqadir Faarax maxamud(xaaji).

Mulkilaha shirkada redsea company.

      • Maxamed jama cali bilaal

Bilaal stores.

      • xasan saalax xaaji xasan

Mulkilaha shirkada sumgum trading.

      • Axmed beed
      • Faarax ceegaag