'Huluul waa degmo ka tirsan gobolka sanaag waxana ay u dhowdahay magalada ceerigaabo waxa dega beelaha Axmed faarax waana degmada 3aad ee ugu deegaanka badan marka laga yimaado degmada Ceel-afweyn iyo Degmada Gar-adag ee biciide oo katirsan habarjeclo

Huluul

Ulul

هلول
Magaalo
Nickname(s): 
Magaalada Beeyada
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
CountryFile:Flag of somalia.svg Somaliland
DeegaankaSanaag
DegmoHuluul
Dowlada
 • Duqa-magaaladasamane cabdi xasan
Joogga
300 m (1,000 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan100,000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252 63
CimiloBWh