Kani waa maqaal ku saabsan Cimilada Dhulka. Isbedelka cimilada fiiri "Isbedelka Cimilada".
Haku khaldin Jawiga (weather)

Qayb ka mid ah silsiladaha Dabeecada
Jawiga
 
Afarta Xili

Gu · Xagaa
Dayr · Jiilaal

Abaar
Aaran

Dabayl

Mahiigaan · Gugac
Onkod · Daad
Naq · Biyo baxo
Fatahaad
Dabayl Baraf
Dabayl ciiid

Roob

Caad · Roob · Xagaa
Ceeryaamo · baraf
Mir · Qaboq
Qaanso Roobad

Category:Template

Jawiga · Cimilada
Dabayl · Huur
Kulaylka · Hawada-wasaq

Qaybta jawiga

Cimilo (ingiriis: climate; carabi: مناخ) waa isbedelka ku yimaada marxaladaha kuleylka, qaboowga, huurka, cadaadiska cirka, dabeylaha iyo roobka ee deegaan ka mid ah dhulku yeesho mudo aad u dheer. Sida caadiga ah, Cimiladu way ka duwan tahay jawiga, sababtoo ah jawigu waa marxalada isbedel ee waxyaabaha aan kor ku soo xusnay ee wakhti gaaban, sida todobaad, bil ama sanad oo kale. Jooga dherer, loolasha iyo deegaanka ayaa saameyn ku leh cimilada ay meeli leedahay. Sidoo kale waxaa saameyn xoogan keena biyaha badaha iyo noocyada kale ee biyo ah (sida harooyinka, webiyada IWM) deegaan leeyahay. Tusaale ahaan, dhulka jooga sareeya ee buuroleyda ah weey ka qaboow iyo dabayl badan yihiin deegaanada xeebaha ah ee joogoodu hooseeyo. Taasi waxay ku xidhan tahay cimilada .xariirqaha dhigaha iyo waqtiga Inter bay ku qaadaneysaa dhulka in uu isrog ku sameeyo udub dhaxaad kiisa ?waxay ku qaadaneysaa 24saacadood

Noocyada kala duwan ee cimilada aduunka


Sida iskubedesho cimilada aduunka iyo deegaanada kala duwan ee leh cimilo kala duwan.