Roob
Roob (ingiriis: rain; carabi: مطر) waa dhibco biyo dareere ah oo ka yimaada daruuraha cirka taasi oo ku soo da'da oogada sare ee dhulka. Roobku wuxuu ka mid yahay marxaladaha "wareega biyaha" waana nidaamka dhulku ku helo biyo saafi ah. Roobku wuxuu sameeysmaa markaa biyaha fadhiya (sida harooyinka, balayada, webiyada iyo badaha) ay ku uumi-baxaan cirka, halkaas ooy ku [[qaboow|qaboobaan ka dibna cufisjiidadka dartii ku soo dhaca dhulka ayagoo ah dhibco biyo hoore ah.

Roob da'ya oo leh hilaac iyo onkod
Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso. |