Uumi (Af carabi: بخار) waa marka ay maadadu ku sugantahay xaalad ay sii baaba'ayso ama isu badalayso hawo ama dhado isla markaasoo heer kulkeedu ka hooseeyo xaalada adag.