Wikibidhiya

insaykalobeedhiya internetka ku hadla oo bilaash ah
(Waxaa laga soo toosiyay Wikipedia)

Degmada Xarardheere waa degmo Xeebeed Ka tirsan gobolka mudug Dhanka koofureed ayey dhacdaa Waxeyna xuduud laleedahay Gobolka Galgaduud .

Qeexida WikibidhiyaEdit

Magaca Wikibidhiya waa isku darka kooban laba kelmadood, wiki iyo encyclopedia (insaykalobeedhiya).[1]

TaariikhdaEdit

Wikibidhiya wuxuu u bilaabay sidii mashruuc dhinac ah Nubidhiya, web-ka qaamuus oo bilaash ah oo maqaalladiisa ay qoreen khabiiro.[2] Larry Sanger, oo la aasaasay Nubidhiya Jimmy Wales, ayaa dejiyay fikradda qaamuus ku salaysan wiki Janaayo 10, 2001 ee liiska waraaqaha Nubidhiya.[3] Kadib Janaayo 15, 2001, Wikibidhiya waxaa si rasmi ah loo bilaabay mareegaha www.wikipedia.com.[4]

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Tixraac AbooreyEdit

  1. Andreas Kaplan, Haenlein Michael (2014) Collaborative projects (social media application): About Wikipedia, the free encyclopedia. Business Horizons, Volume 57 Issue 5, pp.617-626
  2. Andreas M. Kaplan, M. Haenlein (2014) Collaborative projects (social media application): About Wikipedia, the free encyclopedia. Business Horizons, 57 Issue 5, pp.617-626
  3. "Archive.org". La keydiyay asal ahaan 2003-04-14. Soo qaatay 2003-04-14.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. https://web.archive.org/web/20010331173908/http://www.wikipedia.com/. Waxaa laga kaydiyay the original 31 March 2001.  Maqan ama ebar |title= (caawin)