Gu
Qayb ka mid ah silsiladaha Dabeecada Jawiga |
Afarta Xili |
---|
Dabayl |
Mahiigaan · Gugac |
Roob |
Caad · Roob · Xagaa |
Category:Template |
Qaybta jawiga |
Gu (Af-Carabi: الربيع; Af-Ingiriis: Spring) waa mid ka mid ah Afarta xilli ee Sanadka, waa xilli roobaad (Abriil, maajo iyo Juun). waxa uuna u dhaxeeyaa Xagaaga iyo Jiilaalka.