waa mid kamida beelaha isaaqa kuwa ugu balaadhan tiro ahaan[1] iyo dhul ahaanba, biciide yoonis waxay taariikh ahaan kaalin weyn ku lahayen xaaladkasta oo dalku soomaray. iyago saamentooda kulahaa xitaa kahor intaanu gumaystuhu qabsan dalka. Wagaas oo hogaamiya beeleedyadi waaagi qarnigi 14aad ee kaso jeday biciide ay ka talin jireen bariga somaliland.sidoo kalana waxay dhal wadaagaan beesha sheekhaal [2] dhulka hada lo yaqan sanaag bari nugaal iyo sool sido kale waqtigi guumaystaha waxay beesha badh kamidi raacen ama la safteen ururkii daraawiishta oo ahaa ciidamo kaso horjeeday gumaystihii ingriiska waxana ka mid ahaa shire axmed faarax oo ahaaa sheikh caalim ahaa kadibna ku biiray ciidankii darawishta ayaa kadib darawishtu waxay dulan kusoo qadeen dhulkii uu kasoo jeeday shire wirif. waxayna cagta mariyen qaar badan oo kamida reerkii sheekh wirif oo iyagu ingiriska[3] la safna ama taageer sanaa markasu tiriyay gabay uu ugu adkesan kari wayay xanta iyo tuhunka ay ka qaben beeshisa oo ay is lahaayen isaga ayaa ka danbeeya duulanka daraawishtu idnku sooqaday. taariikhaha hore waxa jiray marki beeshu kabadatay asaaaged in iyagi isu muuqdeen oo ay colaadi ka dhex bilaabatay qaar ka mida beelaha biciide laftisa waxana jiray dagaal soconayay waqti dheer oo u dhaxeeyay axmed faarax(habarjeclo) iyo reeriidle oo ay ku idladen sheekhi iyo sharifki iyo xoogi labadasi belod beeshu waxay ka talinjirtay xeebta teedsan berbera ilaa maydh oo ay boqoradi, iyo hogamiye qabailki, ka dhashay beeshu ka talin jireen dekeda has iyado waxa ugu muhimsana ee laga so dejin jirau aha timirta, waqtigan casriga beeshu waxay ka tirsan tahay dadka dega gobolada waqooyi somaliland gaar ahaan Sanaag Saaxil Sool iyo Togdheer[4] Sidoo kale bancade iyo Karamaan

biciide yoonis barre
Biciide yonis mid kamida beeelaha ugu badan reer shikh isxaaq


Reeraha la dhashay ee walalha yihin


macnacaha magaca biciide asalkisa erayga biciide taabo halkan ----> Biciid

Dhulka ay degaan wax ka badal

beeshu waxay degtaa 4 kamida 6da gobol ee waaweyn ee somaliland[5] iyo magaalooyin waaweyn ooy ka midyihin ceerigaabo, waxayna kamidyihin dadka sida nabada ugu wada nool magalada ceerigaabo[6]

sidoo kale waxay deganyihin magalada burco, waxay qayb baladhan ka yihin dadka ku dhaqan

magala xebeedka berbera. Qomiyadani waxay degta magaloyinka ceelafweyn, garadag, Oog, Yufle, gudmo biyocas,

Xeebta ugu dheer somaliland waxa dega habarjeclo gaar ahaan muuse abokor siiba qabiilkan biciide, magaloyinkasna waxa kamida, shalcaw, ruguuda, conqor, soddonlay, laasdoomaare, karin, duurdhiil, laasodhagax guduud, kalyo waqal, mulaax bayle, xiis,

Dhanka bariga fog.... bixin,sincarro [[degmada badweyn],garabcad, dararwayne, fadhigaab,dagaar godcaanod, xamilka, ilaa ceeldibir,beerweyso, Huluul,, degmada huluul, faraguul, ceeryaan, [7],


duurdhiil laasodhagax guduud kalyo waqal mulaax bayle ruguuda xiis soddonlay shalcaw

Qaybaha ay u kalabaxaan wax ka badal

BICIIDE waa qabiilka ugu badan reer sheikh isxaaq gar ahan habarjeclo waxayna ka mid yihin muuse abokor oo u dhigma 60% habarjeclo waxayna ukala baxaan reero aad ufara badan sida halkan kaga muqata....[8]
  • biciide yoonis
    • iidle biciide
    • samatar biciide
    • dhowr biciide
    • muxumed biciide
    • faarax biciide
      • faahiye faarax
      • wacays faarax
      • roobsuge faarax
      • geedi faarax
      • guuleed faarax
      • muuse faarax
      • cali faarax
      • cumar faarax
      • yuusuf faarax
      • cabdile faarax
      • axmed faarax
      • iidle faarax
        • cabdi iidle
        • bayle iidle
        • maxamud iidle
        • cali iidle
        • xuseen iidle
        • geedi iidle
        • faarax iidle
        • xildiid iidle
        • guuleed iidle
        • Cismaan iidle
        • muuse iidle
        • maxamed iidle
      • axmed faarax
        • xasan axmed
        • xuseen axmed
        • cabdalla axmed
        • cali axmed
          • yabaal cali
          • samatar cali
          • muumin cali
          • muuse cali
  • samatar biciide(bah sanbuur)
    • reer raage
    • bah adaraxmaan
    • bah muuse
  • dhowr biciide(bah sanbuur)
    • bah cimraan
    • bah muxumed
      • xildiid muxumed
      • faahiye muxumed
    • bah awal (xasan)
      • axmed xasan
      • jibriil xasan
      • maxmed xasan
      • ibrahim xasan
      • maxamuud xasan
        • dhunkal ibraahim
        • saalax ibraahim
        • cigaal ibraahim
        • buraale ibraahim
        • maxamed ibraahim
  • IIDLE Biciide(bah jibraahiil)


'Erigavo sanaag somaliland

Dadka Caanka ah ee kasoo jeeda wax ka badal

WAXA kasoo jeeda dad caana oo farabadan oo soo maray dowladihi waqti bilowgi xadarada, british somaliland, somalia, iyo somaliland ta hada, waxana kamida:

MUJAAHIDIINTII S N M

  • muj.Gadhle cirobay
  • Muj: saalax midhiq
  • Muj: Tuke
  • Muj: cabdi ciid ( ka mid ragii birjeex jabsaday)
  • Muj: Siciid axmed dhigane ( ku shahiiday jabsashadii birjeex)
  • muj.cabdilahi masyar
  • muj.binate samaysane
  • muj.sicid salax dibow
  • muj. jirdagale
  • Muj. General Carab ducaale cilmi (abaanduulihii SNM)
  • Muj. Korneyl muuse xasan dhunkaal ( muuse bidaar) taliyihii guutada 1aad ee SNM

DHAQANKA

  • Boqor indha-aare ( Boqor ka talinjiray xeebaha iyo deegaanada Sanaag qarnigii 19aad).
  • Abaanduule Muuse faarax Bayle ( Hogaamiyihii Barre Adaraxmaan iyo muuse abokor qarnigii 18aad)
  • Abaanduule cigaal muuse faarax
  • Abaanduule Guure Ducaale Muuse
  • Abaanduule Abyan Cigaal Muuse
  • Abaanduule Ahaana chief caaqil Axmed yare
  • Abaanduule ahaana chief caaqil Dhunkaal Axmed Yare ( ninkii xooga ku qaaday Burco iyo Caynaba 1913kii)
  • Boqor cismaan aw-maxamud buurmadow
  • AHN Chief Caaqil jaamac faarax
  • AHN Chief caaqil aw aadan jaamac faarax
  • AHN Suldaan maxamed cabdi cali
  • AHN Suldaan carab cabdi cali
  • Suldaan Sharmaarke Suldaan maxamed cabdi cali
  • Chief Caaqil Cabdirashiid Chief Caaqil Ducaale Cheif Caaqil digaale

CULIMADA

  • AHN:Sheekh Ismaaciil Tabliiq (Aasaasihii jamaacatu tabliiq)
  • Sheekh abdirahman Osman aw mohamoud( sheekhal baladka Sanaag)
  • Sheekh siciid Qaxwe)
  • Sheekh Faysal Cilmi )
  • Sheekh Jaamaca Ducaale Digaale)
  • Sheekh Ahmed muuse FadhadhaQo

FANKA

  • abwaan Cabdi OOGLE (AarsaDe)
  • abwaan:- shire widhidhif
  • abwaan :- Shucayb goob xun joog
  • abwaan:- sheikh ismacil kolan
  • abwaan:- aw cabdi muuse
  • abwaan:- digaale jaamac
  • abwaan:- axmed caadleef
  • abwaan:- axmed daad
  • abwaan:- siciid ayaanle
  • abwaan:- maxamed diiriye (xujaale)
  • abwaan:- xuseen jaamac
  • abwaan:- aadan cabdi jibriil[9]
  • Abwaan abyan warsame cali
  • Abwaan aadan kacaan

SIYAASIYIINTA

  • Siyaasi ahna Abaanduule muuse abokor :maxamed xaji ducaale axmed yare( dhoolayare)
  • Siyaasi mujaahid SNM yuusuf maxamed cali xayd ( wasiirkii ugu horeeyay wasaarada madaxtooyada ee Sland 1991 ahaana xildhibaan)
  • Siyaasi Cabdilaahi maxamed ducaale (wasiirkii ugu mudada dheeraa wasaarada arimaha debeda Jamhuuriyada SoomaaliLand)
  • Siyaasi Xasan Maxamed Cali (aas-aasihii ururkii rays ahna wasiirka ugu mudada dheer xakuumadii muuse biixi)
  • Siyaasi maxamed nuur amaan ( xildhibaan 1968)
  • Siyaasi siciid ayaanle

DHANKA SIYAASADA WAXA kaso jeeda wasiirki arimaha dibada dowladi madaxweyne daahir rayaale kaahin aadan cilmi dhoolayre diktoorka caanka halyeyga ah ee DR Aadan mire wayrax oodadka reer somaliland ay jecel yihin aqoontiisa iyo daacadnimada u u shaqeeyo ,gudoomiyahii xisbiga rays ee somaliland eng maxamed gaafadhi wasirka xanaanada xoolaha somaaliland ee hada dowlada muse bixi, sido jale jaamac Saalx axmed midhiq, oo ka tirsana Golihi dhexe SNM iyo Aasaasayashu SDF, badhasaabki u horeeyay ee sanaag mr MIDHIQ, siyaasi cali axmed cali yufle,

Tijaarta ka dhalatay wax ka badal

Wakhtigan casrigaa waxa dalka ka jira shirkado malaayin dollar haysta waxana qaar badan ookamida kaso jedan beesha biciide eee isaaq waxana kamida.....

  • ASLIMAYDI [10]
  • AL IKHWa
  • Som tuna factory
  • Shaah yahan
  • xaaji salaaben gaagale (Baho)
  • Mubarak Pharmacy company
  1. https://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=254421
  2. https://www.google.com/search?client=ms-google-coop&cx=partner-pub-7548458662633181%3A2443211434&ei=PMgtXcqCCI6y6QS637GIBg&q=somalia+map+sanaag+clas&oq=somalia+map+sanaag+clas&gs_l=psy-ab.3..38l4.6196.11335..11750...0.0..1.1105.10060.2-1j8j3j3j2j2......0....1..gws-wiz.......0i71j35i39j0j0i131j0i67j0i131i20i263j0i22i30.HgyaXIbfRp8
  3. https://www.jstor.org/stable/1157617
  4. https://www.google.com/search?q=somaliland+clan+map&tbm=isch&source=iu&ictx=1&fir=NjZ7YexnHxS_JM%253A%252CGu4XvyBznsKy4M%252C_&vet=1&usg=AI4_-kRnYtBg1Ap92B_RTGpw7yJyr_d5dQ&sa=X&ved=2ahUKEwi71_7f3rnjAhWKDuwKHYVYDFkQ9QEwAXoECAcQBg#imgrc=NjZ7YexnHxS_JM:
  5. https://www.google.com/search?q=somaliland+clan+map&tbm=isch&source=iu&ictx=1&fir=NjZ7YexnHxS_JM%253A%252CGu4XvyBznsKy4M%252C_&vet=1&usg=AI4_-kRnYtBg1Ap92B_RTGpw7yJyr_d5dQ&sa=X&ved=2ahUKEwi71_7f3rnjAhWKDuwKHYVYDFkQ9QEwAXoECAcQBg#imgrc=NjZ7YexnHxS_JM:
  6. https://en.wikipedia.org/wiki/Erigavo
  7. https://so.wikipedia.org/wiki/Habar_Jeclo
  8. https://so.wikipedia.org/wiki/Habar_Jeclo
  9. http://www.hoygasuugaanta.com/ShireWiririf.html
  10. https://www.menafn.com/qn_news_story_s.aspx?storyid=1095810526&title=Somaliland-Asli-Maydi-Chinese-Investors-and-The-Politics-of-Frankincense&src=RSS

• Mubarik Fuel Station