Karin  Somaliland Karan waa magaalo dakadeed kutaala xeebaha Somaliland Gaar ahaan Gacanka Cadmeed waxa ay katirsantahay gobolka Saaxil magaaladani waxa ay kudhawdahay magaalada Berbera Deegaankan waxa degan beelaha Reer yoonis & bahna jeelo ee beelaha muse qbokor ee habarjeclo Somaliland waa wadan iskii isku magacaabay oo wali la aqoonsan.