Habar Jeclo

Habar Jeclo (, , Muuse shekh isaaq ) waa beel oo ka mid ah beel-weynta Isaaq. Beesha Habar Jeclo waxay dagaan bariga gobolka Togdheer, Saraar, galbeedka gobolada Sanaag iyo Sool iyo bariga gobolka Saaxil . Beeshu waxa ay kale oo degtaa Ethiopia iyo Kenya. Beesha Habar Jeclo waxay ku

Flag of Somaliland.svgFlag of Ethiopia.svg
Meelaha ay ku badan yihiin
Β Somaliland
Β Itoobiya
Diinta

Islam (Sunni Islam)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Habar Awal, Garhajis, iyo tolalka kalee ee beesha Isaaq iyo guud ahaan dadka Soomaalida

HABARJECLO WAXAA UGU BADAN REER AHAAN MUUSE ABOKOR OO DEGA 5 GOBOL OO SOMALILAND KAMIDA AH.SIDA SOOL. SANAAG. SAAXIL. TOGDHEER. IYO SARAAR.

Beesha habar jeclo waxa la sheegaa in ay aad ugu badanyihiin

Dumarka marka loo eego ragga

Dad caan ah oo Habar Jeclo ahEdit

  • Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweynaha 4aad ee jamhuuriyadda Somaliland
  • Xaaji Suudi, afhayeenka Sayyidka
  • baashe diig , oo ahaa ninkii afduubay diyaaradii Somali airlines 1984kii
  • Suldaan Cali Muuse, Suldaankii ugu horeeyay ee belweynta Habar Jeclo
  • Mujaahid guutaale , Waxa uu Mujaahid kii ugu horeeyay ee SNM Gaadhi caadiya qori saaray kuna dagaalamay guulo badana kaga soo hooyey
  • Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, Boqorka ummada Somaliyeed,
  • Suldaan cabdi lahi suldan cali suldan muse suldaanka habarjeclo
  • Muuse Cabdi Fadal Haldoorkii Madax Dhaqameedka Habar Jeclo.
  • Qaasin qodax , Wuxu ahaa maalqabeen naftiise hure ah una soo halgamay Wadanka wuxuuna kamid ahaa 40kii qof ee Siyaad bare Burco ku dilay
  • Cabdi cawed cali (indhadeero)

Tijaarta Geyiyga somalida kuwa ugu waaweyn.

  • Abwankii weynaa ee #Salaan Carabay
  • Faarax Oomaar: Halgamaagii weynaa ee Xoriyad u dirirka ahaa
  • Sheekh Bashiir: Halgamaagii weynaa ee gumaystihii ingiriis af iyo gacan ba kala hor tegay isla markaana abaabulay in Ficil lagga hor tago ingiriiska isagana aakhirkii ay Ciidamada ingiriisku ku dileen Magaalada Burco.
  • Maxamed Ibrahim Warsame: Abwaan ka mid kuwa ugu horeeya amaba ka ugu horeeya suugaanta Somaliga ee casriga ah.
  • Aadan Tarabi Jaamaα΄„: Abwaanada ugu waaweyn Somalida
  • Sheekh Cali Warsame: Sheekh ka mid ah caalimada xaga diinta ee Soomaalida kana mid ahaa aasaasayaashii ururkii Al-Itixaad
  • Saleebaan Maxamuud Aadan: gudoomiyaha guurtida Somaliland
  • Michael Mariano: Garyaqaan iyo hogaamiyihii xoriyad u dirirka Somaliland ahaana gudoomiyihii xisbigii NUF
  • Siciid Ducaale(Dahabshiil): ganacsadayaasha ugu waaweyn Somalida
  • Cismaan Cabdikariim Gacanlow - Kooxdii Walaalaha Hargeysa iyo Hobolada Waaberi
  • Saynab Cige: fanaanad ka mida fanaaniinta hobolada Waaberi
  • General Ismaaciil Cali Abokor: Madaxweyne ku xigeenkii dowladii kacaanka ee Somalia, kana mid ahaa hormoodkii inqilaabkii ciidamada ee 1969 iyo shantii sare ee golaha kacaanka, intaanu SNM abaabulin.
  • Shire kirid la tliyihiSayid cabdike xasan
  • 𝖠𝗐 𝖼𝖺𝖻𝖽𝗂 π—’π—Žπ—Œπ—Žπ–Ώ 𝖒𝖺𝗅𝗂. 𝖢𝖺𝖺 𝗆𝗂𝖽 𝗄𝖺 𝗆𝗂𝖽 ah halyayyadii hantiilayaasha ahaa ee maalkooda π—‚π—’π—ˆ naftoodab𝖺 u hurray dalka Wuxuu ahaa kuwi ugu mayalka adkaa SNM sidoo kale wuxuu ahaa Sooma jeesto aan cadawga ka gaban waana ragii ugu cadcadaa ee ay habar jeclo lahayd waana mid ka mid ah maskaxdii ka dambeysay SNM wuxuuna ka mid ahaa 40kii qof ee Siyaad barre ku 𝖽𝗂𝗅𝖺𝗒 𝖬𝖺𝗀𝖺𝖺𝗅𝖺𝖽𝖺 π–»π—Žπ—‹π–Όπ—ˆ
  • Axmed kayse Mid kamida ragi saxeexay heshiski xoriyada somaliland

TixraacEdit