Ceerigaabo
Ceerigaabo (Af Ingiriis : Erigavo; Af carabi: إرجفو) waa caasimada gobolka Gobolka Sanaag waxayna ku taalaa dalka Somaliland. Magaaladaan waxaa degan dad lagu qiyaaso 29,000 oo qof.
Ceerigaabo Erigavo عيرجابو | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
| ||||||
Coordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°ECoordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E | ||||||
Wadanka |
![]() | |||||
Gobolka | Sanaag | |||||
District | Erigavo | |||||
Tirada dadka | ||||||
• Dhammaan | 114,846 | |||||
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) | |||||
• Xagaa (DST) | [[UTC[1]]] |
Ceerigaabo waa magaalo ka mid ah magaloyinka ugu waweyn Somaliland, ceerigaabo waxay ku taalo meel aad u qurux badan ama deegaanka ay ceerigaabo kutaalaa waa deegaan aad u qurxoon, waana dhul aad u qabaw marka loo eego cimilada gobolada Somaliland. Sida aynu wada ogsonahay waxa magalada ceerigaabo masafo aan dheerayn u jirta buurta caanka ah ee Daalo iyo Surud, burahasi oo ah buuraha dalxiiska loo tago ee uguna dhadheer. Sidoo kale DOOXADA Dagaar oo kamida meelaha ugu quruxda badan Somaliland kuna taala konfurta ceerigaabo Magalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa ku caan baxday bilicsami iyo cagaar.
qabiilka deganEdit
Magaladan oo ay wada degaan bulsho badan oo Somaali ahi. Sida la wada ogyahay Magalada ceerigaabo iyo dadkeeduba waxay aad u jecelyihiin nabada.magalda qabiilada dega waa 6 beelod 1- habarjeclo 2-Garxajis 3- Ogayslabe 4-harti 5- Carab (Meheri) 6-[Gahayle siwaakhron] celcelis ahaan warsangeli iyo habarjeclo ayaa deegaankaas ka ah 75%
inta badan magalada gudaheeda ama xafadaheda iyo baadiyaha u dhow marka loga kaco afarta dhinacba. Reer darawiish waxay weliba ku nool yihiin xaafadaha ee hareeraha Cerigaabo koonfur bari ka xigta, Masagan oo kale.
Habarjeclo waxay ka degan tahay galbedka magalada, Habaryoonis dhanka waqooyi,
Sidoo kale fiiriEdit
TixraacEdit
{{MGS | gobol = Sanaag | list = Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · Xingalool · Yubbe Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Boodhley {{.}}Bacoolo{{.}} Karinbiyood --> Template:Laasasurad