Daylight saving time
Daylight saving time
Daylight saving time oo af-Soomaali noqonaysa Badbaadinta Wakhtiga Iftiinka Maalinta waa nidaam la isticmaalo xiliga gu'ga ah si wakhtiga maalinta u dheeraado ayadoo wakhtiga saacada laga reebayo hal saac.
Badbaadinta Wakhtiga Iftiinka Maalinta waxaa laga isticmaalaa wadanada reer galbeedka ah.