Galbarwaaqo waa degmo ku taala Gobolka Mudug degmadu waxay hoos tagtay gobolka mudug ee galmudug state, degmadu waxay ku jirtaa degmooyinkii fariisimaha u ahaa uraradii kala duwanaa ee dalka soo maray sida maxkamadihii islaamiga, alshabaab, iyo ehlusuna waljameeca, degmada sidoo kale waxaa dhowr mar ka dhacay dagaalo qaraar oo u dhaxeeya dadka deeganka iyo ururo kala duwan, iyo dagaal beeleedyo deegaankaan wuxuu caan ku yahay beeraha, daaqsinka, iyo ciid solan ah, degmada waxaa degan beesha madhibaan ( mohamud gorgarte )

Taariikh wax ka badal

Juquraafi wax ka badal

==Beelaha madhibaan sida . Reer horogle . Reer aarsade . Aadan maxamed