Badhan
tuulo ka tirsan gobolka sanaag
Coordinates: 10°42′50″N 048°20′05″E / 10.71389°N 48.33472°E
Badhan waxay ka mid tahay magaaloooyinka ugu waa weyn bariga gobolka Sanaag ee dalka Soomaaliland. Badhan waa magaala madaxda degmada Badhan, waxaana hoostaga magaaloyinka Dhahar, Xingalool, Buraan, Ceel Buux, Ceelaayo iyo waliba tuulooyin kala duwan oo ku yaal degmadaasi.
Badhan برن | |
---|---|
![]() Muuqaal dhinaca bari ee Badhan | |
Dalka |
![]() |
Gobol | Sanaag |
Degmo | Degmada Badhan |
Tirada dadka (2007) | |
• Dhammaan | 120,000 |
Aag saacadeed | +3 |