Xingalool

Xingalool waxay ka tirsan tahay gobolka Sanaag ee dowladda somaliland iyo putland gaar ahaan bariga gobolka Sanag waxayna daris la tahay magalooyin badan sida Badhan dhahar ceel buuh baragaha qol degmada xingaloool waxa la dagay sanadii markii ay ahayd 1960 degmada xingalool waxa dega daad aad qiyaastii dhawaan waxa la qiyaasay dad ka kunool degmada xingalool tira koobkaana waxa horkacayey wasaarada qorsheynta ee jamhuuriyada Somaliland iyo gudoomiyaha degmada xingalool 1 wasiirka wasaarada qorsheynta Somaliland mudane sacad cali Shire iyo 2 gudoomiyaha degmada xingalool mudane yuusuf warsame calishire degmada xingalool waxay leedahay laama dowladoo 1 gudoomiye yuusuf warsame cali shire 2 gudoomiye kuxigeen jamac cadi gudhubiye 3 taliye boolis axmed askar 4 taliye ciidan maxamuud boqor 5 gudoomiyaha waxbarashad musal siciid cali 6 gudoomiyaha sportiga ahna xisaabiyaha ciidanka qaranka cawil cabdiqaadir daaday degmada xingalool waxay leedahay school badan sida 1 liibaan 2 al aflaac 3 aflax 3 daaru quraan 4 midnimo 5 xingalol secandery 6 daaru biri iwm waxay kaloo leedahay degmadu xarumo xaafimaada 1 xingalool hospital 2 mch 3 badar pharmacy 4 shaafici pharmacy 5 mubaarik pharmacy 6xayaat pharmacy 7 saylici pharmacy iwm waxay kaloo leedahay degmadu xaafado kala du wana sida 1 xaska 2 golis 3 telesom 4 islaax 5 salaamo waxay kaloo leedahay isgaarsiin sida golois telasom telecom oo markiiba kacday waxay kaloo leedahay gaaroomo badan sida 1 xingalol stadium 2 badbaado 3 salaamo 4 xaska 5 boorle 6 mira kuhawle 7 jamac gudhubiye waxaana kunool dad gaaraya 11560 qof waxana soo maray laba gudoomiyi 1 imaan warsame farax 2 yuusuf warsame cali Shire waxaan hoos yimaada dhowr tuulo sida tooroboro dharkayn

{{MGS | gobol = Sanaag | list = Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · Xingalool · Yubbe Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Boodhley {{.}}Bacoolo{{.}} Karinbiyood -->