Liiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku nool

Halkan waxaa ku soo ururinaynaa liiska caasimadaha iyo magaalooyinka wadanka Soomaaliya ayadoo loo fiirinayo bulshada. Sida lagu sheegay tirokoob sanadkii 2012ka, wadanka Soomaaliya waxaa ku dhaqan dad tiradoodu gaadhaysao ilaa 10,085,648 oo qof.[1]

Magaalada caasimada Muqdisho.

Sidoo kale, tirokoob madaxbanaan oo la sameeyay sanadkii 1992kii ayaa waxaa la xisaabiyay magaalooyinka leh bulsho ku dhaqan oo tiradoodu ka badan tahay 2,000, ayadoo isla wakhtigaasi la tirokoobayay bulshada guud ee gobolada iyo wadanka oo dhan.[2] T

Liiska Magaalooyinka

Heerka Caasimada Gobolka Bulshada
1 Muqdisho Banaadir 2,265,000[3]
2 Bosaso Bari 700,000[4]
3 Gaalkacyo Mudug 137,667[5]
4 Bardhere Gedo 150,000[6]
5 Baydhabo Baay 157,200[7]
6 Kismaayo Jubbada Hoose 183,300[7]
7 Beledweyne Hiiraan 67,616[8]
8 Afgooye Shabeellaha Hoose 42,400[7]
9 Jowhar Shabeellaha Dhexe 42,200[7]
10 Merca Shabeellaha Hoose 39,300[7]
11 Qoryoley Shabeellaha Hoose 35,700[7]
12 Garowe Nugaal 29,300[7]
13 Qardho Bari 29,000[7]
14 Luuq Gedo 27,000[7]

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac

  1. Somalia entry at The World Factbook
  2. "Somalia: A country study".. (May 1992). Red. Helen Chapin Metz. Federal Research Division. 
  3. (PDF). Demographia http://demographia.com/db-worldua.pdf. Soo qaatay 19 March 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Bosaso Municipality - Districts Archived Febraayo 2, 2015 // Wayback Machine. Retrieved on 2012-10-17.
  5. Gaalkacyo Archived Oktoobar 25, 2012 // Wayback Machine. Jubba-airways.com. Retrieved on 2011-12-15.
  6. [1]
  7. 7.0 7.1 7.2 7.3 7.4 7.5 7.6 7.7 7.8 Somalia City & Town Population. Tageo.com. Retrieved on 2011-12-15.
  8. "Nuqul Archive" (PDF). FAO. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 11 February 2015. Soo qaatay 11 February 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)