Uduruxmiin muuse... waa mid kamida qabiilka habarjeclo gaar ahaan Muuse Abokor,[1] Uduruxmiin Waa reerkii ugu horeeyay dhanka xadaarada aqoonta iyo ilbaxnimada Ee u horseeday Guud ahaan beelaha Reer Sheekh Isaxaaq Gaar ahaana beelweynta habarjeclo iyo dhamanba somalida woqooyiga., sanadkii1888-kii markii gumaystuhu yimi gobolada waqooyi wuxu heshiis la galay dadkii deganaa sida qabiilada kala habarjeclo garxejis habarwal iyo warsengeli midkasta oo kamida reerahan waxa laga soo xulay 7 todoba xubnood ama oday oo heshiiska u saxeyay, hadaba 7da todobada xubnood ama oday ee matalayay heshiiska dhinaca habarjeclo dhamantood waxay ahaayen beesha uduruxmiin Muuse, taasoo kutusaysa siday ugu horeyeen dhanka ilbaxnimada Soo jireenka ah, Aqoonta iyo Indheer-garadnimada Xeesha Dheer Ee wagaas oo dadkuba anay waxba dhaamin daanyeerka, waxayna kala ahayeen , 1. Abubakar Maxamed. 2. X.Warsame Cumar Cismaan. (X.Warsame Cumar Cismaan "Xaaji Kamaraan" Markii dambena noqday Geesi darajadda Ciidamada Military-ga Ee Ingiriiska Ka Gaadhay Heerka ugu Sareeya Ee Marshall. 3. Cali Axmed. 4. Xasan Axmed. 5. CHEIF Maxamed liibaan. 6. Yuusuf Cismaan. 7. Axmed Abokor Saleebaan.

File:Uduruxmiin Muuse habarjeclo.jpg
(Af-Ingiriis: uduruxmiin ceerigaabo jooga diyaaradna wuu samayn)

[2]

1954 Ttii marki gumaystuhu siyay gobolada waqyi ama somaliland ee ay la midoben somalia. xukumadi ugu horesay ee somalia yelatay wasirki ugu horeyay ee waxbarashada waxa uu ahaa axmed kayse sido kale barlamanki ugu horeyay ee somalia waxay beesha besha habarjeclo ku lahed 3 sadex sadexdubawaxay ahah yen beesha uduruxmiin waxayna kala ahaayeen mohamed cali faarax oo kasoo baxay ceerigaabo axmed kayse oo kaso baxay burco iyo Michael mariano isna kasoo baxay ceerigaabo [3]

1940s,ilaa 1950s, ki dadki ugu caansana wagas waxa kamid ahaa michael mariano ahaa aha uduruxmin haysta diintanchristian ka wuxuna ka mdi ahaa dadki u dagalami jiray xoriyada wuxu ahaa wuxu aha lawyer britain wax kuso bartay, wuxu ahaa gudoomiyihi iyo aasaasihi xisbigi NATIONAL UNITED FRONT,(NUF) isago gobonimo doonka u shaqeenayay soona noqday amsador ki zambia dhinaca kale raaaqiya waxay ka mid ahed haweenki faro kutiriska ahaa ee somaray somalia iyado dumarka markas loo arken dad wax mamuli kara,[4]

Qabiilada ay tolka yihiin

DHULKA AY DAGAAN UDURUXMIIN MUUSE wax ka badal

BEESHANI waxay degtaa magaalada ceerigaabo ee caaasimada gobolka sanaag sidoo kale beeshu waxay degtaa dhulka ama degaanada koonfur ka xiga ceerigaabo sidoo kale degaanka galbeed ee ceerigaabo,[5] magaaloyinka kale ee ay beeshu degta waxa kamida magalada xiis ama heis oo dhanka waqooyi kaga beegan magalada ceerigaabo una jirta 65km wana deked qadi1ima, https://en.wikipedia.org/wiki/Erigavo degmada dayaha oo galbeed kaga beegan magalada ceerigaabo una jirta 20km ayay sido kale beeshu dagtaa dayaha waxana yaalla dugsiga ugu weyn ceerigaabo ee boarding ah oo ku yaala duledka cerigaabo waxayna hada tahay degmo buuxda ayna ka shaqeyan adega bulshadu Sidoo kale magaaloyinka Dhalan , Dhabqadood , Buq , Maax , Wadaagsin , Ceel ileeg, raqas , goob, '''Bosaso''' '[6]


beeshu waxay degan tahay wadan israel oo ay degan yihin qabiilo badan oo kamida besha udurxmin oo uu kaso jedo michael mariano sida si lamida wadanka kenya oo ay ahayen dadki somali da aha e ugu hireyay ee ada kaneya iyo tanzania ba,

JILIBADA AY UKALA BAXAN UDURUXMIN wax ka badal

  • MUUSE
    • UDURUXMIIN
      • CALI UDURUXMIIN
      • CABDALE UDURUXMIIN
      • CUMAR UDURXUXMIN
      • ROOBLE CUMAR
      • MAXAMED CUMAR
      • XASAN MAXAMED
      • CALI xasan
      • MAXAMED xasan
      • CUMAR CALI
      • SICIID CALI
      • CUMAR MAXAMED
      • yusuf cumar
      • Ismaacil cumar
      • Maxamuud cumar
        • reer isxaaq
        • Maxamuud isxaaq
          • xasan axmed
          • cumar axmed
          • reer adarxman
          • reer caafi

FB_IMG_15767851594192130

  1. https://reliefweb.int/map/somalia/somalia-reference-map-sanaag-region-24-oct-2012
  2. https://www.theyworkforyou.com/debates/?id=1955-11-17a.902.2
  3. https://www.reddit.com/r/Somalia/comments/94rf8j/michael_mariano_a_somali_patriot/
  4. http://www.somalilandlaw.com/body_xeerka_xisbiyadda.htm
  5. https://en.wikipedia.org/wiki/Erigavo
  6. https://en.wikipedia.org/wiki/Heis_(town)