Bixin
Waa degmo ka tirsan gobolka sanaag ee somaliland waxay caan ku tahay dhul beeredka waxay laga Raraa dalaga sida kaabshka', xabuubta, basasha, batruulka, saladhka, sidoo kale hadhudhka galayda, iyo sarenka, waxana la geeya magalada ceerigaabo sidoo kale ceelafweyn iyo gobolka sanaag oo dhan. Waxa dega habarjeclo, muuse abokor, biciide, Beesha Iidle Biciide.
Bixin Bihin بيحن | |
---|---|
Magaalo | |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Country | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Deegaanka | Sanaag |
Degmo | bixin |
Dowlada | |
• Duqa-magaalada | xasan |
Joogga | 370 m (1,210 ft) |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 4,390 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Furaha | +252 63 |
Cimilo | BWh |
- ↑ https://youtu.be/CSHM2pWQ3ec