BEELWEYNTA IIDLE BICIIDE (HABARJECLO)


Beesha iidle biciide (habarjeclo)waa beel degta guud ahaan gobolka sanaag gaar ahaan degaanada ceelafweyn, Bixin sidoo kale beeshu waxa kasoo jeeda ragg usoo halgamay qarankan aynu maanta ku naaloonayno beeshu waxa ay degtaa dhulka ugu istaraatijisan gobolka sanaag kaas oo khudaarta kasoo baxda loo iibgeeyo degaanada somalidu degto iyo kuwa jaarka ahba. [Iidle biciide 1]

Jilibyada ay u Kala baxdo beeshu

Iidle biciide

●Cismaan iidle biciide

▪︎Cigaal Cismaan

▪︎Cali cismaan

     


Degaanada ay degto beeshu

1.Bixin

2.garuble

3.Daralamood

4.Sufdheere

5.karin biyood

6.dhabardalool

7.Biyo dhacay

8.jed

9.ixdad

Dadka caanka ah beeshu leedahay

1.AHN Cismaan maxamed faarax (Hamashool)

2..AHN jiifcaaqil cawl cabdulle nuur (AHN)

3.AHN ismaaciil faarax (Dad qal)

Mujaahidiinta S.N.M.

1.General maxamed cabdi cabdulle Nuur (fanax)
Cite error: <ref> tags exist for a group named "Iidle biciide", but no corresponding <references group="Iidle biciide"/> tag was found