Reeriidle

Waa beesha degta. Magaalada ceerigaabo, ee ee caasimada gobolka sanaag. Sidoo kale magaaloyinka garadag sincaro oog iyo guud ahaan gobolka sanaag waa mid kamida reeraha ugu tirada badan habarjeclo. Reer iidle waxaa ka dhashay rag badan oo taariikhda magac Ku LEH SIDA ina nuur amaan cawad bare, Sidoo kale waxa ka soo jeeda cali maxamed (biikalo).

(Af-Ingiriis: reer iidle waxbarasho iyo horumar)

jilibada beesha reer iidleEdit

      • iidle faarax
        • cabdi iidle
        • bayle iidle
        • maxamud iidle
        • cali iidle
        • xuseen iidle
        • faarax iidle
        • guuleed iidle
        • Cismaan iidle
        • Maxamed iidle
   1.Cabdi iidle 
    •Iidle cabdi 
    •yuusuf cabdi
    •maxamed cabdi
    •maxamuud cabdi 
  2.Cisman iidle 
   •Cabdi cisman
   •cigaal cisman 
   •samatar cisman 
   •cabdule cisman 
   •maxamuud cisman 
   •maxamed cismaan 
   •jibriil cismaan 
  3.maxamuud iidle 
   •Faarax maxamuud 
   •Maxamed maxamuud 
   •Xaamud maxamuud 
  

Erigavo sanaag somaliland