Yufle waa Tuulo ku taala koonfurta ceerigaabo waxay u jirtaa ceerigaabo 30km. Waa magaalo qadiim ah waxana magaca magaaladu ka soo jeedaa taariikh facweyn sida magacu sheegayo yufle waa xabashi xili fog meesha ku dhintay. Yufle cida aas aaskeeda magaalo bilawday ma cada laakiin . Hadaba Yufle waa magaalo Nabada caan ku ah rag badan oo magac leh ayaa ka soo jeeda.

Deegaanka waxa iska leh beesha Reer Cali Aadam muuse Tuurwaa ee habar Yoonis Waxana Maayar ka ah Mijir Xuseen Yare

Dadka caanka ah ee kaso jeeda wax ka badal

1- Cali yufle oo xildhipan golaha wakilada ah 2- barkhad oo ah mulkilaha shirkada asli maydi 3 Siyaasi Cabdulahi Carey