Idarays muuse
Idarays muuse...... waa mid kamida beelaha muuse abokor ee habarjeclo beeeshu waxay degtaa gobolada sool saraar iyo sanaag sida degmooyinka xundhurgaal ,oog badweyn ceelafweyn iyo ceerigaabo

beesha waxay nabad kula noo shahay dhaman beelaha ay jaarka yihin,
beelaha ay tolkayihin