Af-Ingiriisi
(Waxaa laga soo toosiyay Af-Ingiriis)
Afka Ingiriiska (Af Ingiriis : English; Af carabi: لغة إنجليزية) waa luuqad looga hadlo dhowr wadan waxeeyna tahay luqod caalamka aad looga xishmeeyo. Asal ahaan Afka ingiriiska wuxuu ka yimi luqadda Afka Laatiiniga, waxaana lagu alifey wadanka Ingiriiska. Fiditaanka uu Afka ingiriiska ugu fidey dunida waxaa sabab u ah gumeysigii Ingiriisku uu ku gumeystey dunida barkeeda kala bar. Mar walba oo uu wadan gumeysto, Ingiriisku wuxuu ka dhigi jirey afkiisa afka dawladda iyo tan barida.
Af-Ingiriis English | ||
---|---|---|
Dhawaaq | /ɡlɪʃ/[1] | |
Gobolka |
asal ahaan ka soo jeeda Britain hadase caalamka oo dhan (fiiri Deegaanada uu gaadhay) | |
U ah afka hooyo |
360 - 400milyan (2006)[2] Luuqad labaad: 400milyan; ajaanib ku ah: 600–700 milyan[2] | |
Qoyska luqada |
Indo-European
| |
Early forms: |
Af-Ingiriiskii hore
| |
Hab qoraalka |
| |
Xaalada Rasmiga | ||
Ka ah Luqad rasmi |
Ururo isticmaala
| |
Koodka luqada | ||
ISO 639-1 | en | |
ISO 639-2 | eng | |
ISO 639-3 | eng | |
Luqadda la adeegsado | 52-ABA | |
![]() Wadanada caalamka ee si xoogan looga hadlo Af-Ingiriiska
Wadanada Af-Ingiriisku ka yahay caan | ||
{{{1}}} |

EN (ISO 639-1)
Wadama lagaga hadlo
- Wadamada luqada lagaga hadlo sida afkooda hooyo oo kale waxaa ka mid ah:
- Ingiriiska
- Australia
- Maraykanka
- Kanada
- Wadamad lagaga hadlo si aan rasmi ahayn:
- Koonfur Afrika
- Kiinya
- Hindiya
- Baakistaan
- Bangladesh
- Nayjeeriya
- Suudaan
- Ghana
- Meksiko
- Ireland
- Tansaaniya
- Yugandha
Sidoo Kale fiiri
Xigasho
- ↑ OxfordLearner'sDictionary 2015, Entry: English – Pronunciation.
- ↑ 2.0 2.1 Crystal 2006, pp. 424–426.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |