Open main menu

Wikipedia β

Carabi

(Waxaa laga soo toosiyay Af-Carabi)

Luqada Carabiga (Af-Carabi: لغة عربية) waa luqad ay ku hadlaan in kabadan 422 Milyan oo Qof, Waxanay leedahay Lahjado badan, waana mid kamida luqadaha caalamka ugu,shacbiyada badan luqada carabiga waxa sigaar ah u adeegsada dadka islaamka ah waayo waxa kusoo dagay Qur'aanka kariimka ah. waxa kale oo carabiga ku qoran axaadiista Rasaaulka C.S, waxa jirta in luqada carabigu ay raad wayn kuleedahay luqado aad ubadan sida luqadeena soomaaliga, waxa jira ereyo caalami ah oo caalamku isticmaalo oo asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga waxaana kamida Sonkor waxa kamida (Alcohol)=(الكحول) (Admiral)=(أمير البحر) waxa jira kalmado badan oo si caalami ah loo isticmaalo laakiin asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga, luqada carabiga waxa lagaga hadalaa, kasokoow dhulka carabta waxaa lagaga hadlaa sida wadamada Jad, Eratareya, Israaiil iyo Qaramada Midoobay.

Af-Carabi
العَرَبِيَّة
al-ʻarabiyyah
Arabic albayancalligraphy.svg
al-ʿArabiyyah in written Arabic (Naskh script)
Dhawaaq /ˈʕarabiː/, /ʔalʕaraˈbijja/
Ku hadla Dad udhashay Wadanada Jaamacada Carabta, iyo deegaano kale oo ka tirsan Afrika, Aasiya iyo Yurub
Afkiisa hooyo Ku hadla 290 million - 420 million  (2017)[1][2]
Bahda afafka
  • Semitic
    • Galbeedka Semitik
Early forms:
Af-carabi wakhti hore
Af-Carabigii hore
Af-Carabigii dhexe
  • Af-Carabi
Standard forms
Modern Standard Arabic
Dialects
Yememni
Judeo-Arabic
Hab qoraalka Far Carabi
Arabic Braille
Syriac alphabet
Hebrew alphabet
Greek alphabet
Heer caalami
Luqadda rasmiga ah ee Af-Carbigu waa luuqada dowliga ee 28 wadan, iyo luuqada sadexaad ee ku xigta Af-Ingiriiska iyo Af-Faransiiska[3]
Recognised minority language in
Luqada astaamaheed
ISO 639-1 ar
ISO 639-2 ara
ISO 639-3 arainclusive code
Individual code:
arq
Luqadda la adeegsado 12-AAC
Dispersión lengua árabe.png
Wadanada Af-Carabigu ka yahay luuqada koowaad (midabka cagaarka)
Arabic speaking world.svg
cagaarka waa wadamada afka carabigu afka kali ah rasmiga; buluuga daran: wadamada afka carabiga iyo af kale laga isticmaalo; buluuga khafiifka ah wadamada carabiga luuqada labaad uu ka yahay ama carabtu ku yaryihiin
{{{1}}}

Luqadaha ka tafiirmay

 
 
Carabi
wadama looga hadlo afka carabiga 1-cagaarka waa wadamada afka carabigu afka kali ah rasmiga 2-buluuga daran: wadamada afka carabiga iyo af kale laga isticmaalo 3-buluuga biyo biyaha ah wadamada carabiga luuqada labaad uu ka yahay ama carabtu ku yaryihiin

Halka ay kasoojeedo carabigu

Afcarabigu waa mid kamida bahda Luqadaha Semitiga, luqadahan oo u kala baxa amaba ku kala firidhsan Afrika iyo Aasiya

Meelaha laga isticmaalo xuruufta Af Carabiga

Meelaha laga qoro xurrfta afka carabiga
→ Wadamada sida rasmiga ah u isticmaala xarfaha luqada carabiga.
→ Wadamada aan sida rasmiga ah u adeegsan xuruufta af carabiga.