Bangladesh
Bangladhesh (af-Bangali: বাংলাদেশ; Af carabi: بنغلاديش) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda shacabka Bangladesh waa wadan ku yaalo Koonfurta Aasiya. wadanka markiisa hore waxaa ladhihi jiray Baribakistaan waxii kahoreeyay 1971. wadanka waxoo xuduud la leeyahay, wadanka Hindiya oo ka xigta galbeedka,waqooyiga iyo bariga, wadanka Burma waxoo ka xigaa bariga, koonfuta neh waxaa ka xiga Badweynta Hindiya.
People's Republic of Bangladesh
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Heesta qaranka: "Amar Sonar Bangla" (Af-Bangladesh) "My Golden Bengal" |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Dhaka | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Bengali[2] | |||||
Qaybaha qoomiyedaha (2011[3]) | ||||||
Dadka | Bangladeshi | |||||
Xukunka | Unitary parliamentary republic | |||||
- | President | Abdul Hamid | ||||
- | Prime Minister | Sheikh Hasina | ||||
- | House Speaker | Shirin Chaudhury | ||||
- | Chief Justice | Syed Mahmud Hossain | ||||
Sharci dejinta | Jatiya Sangsad | |||||
- | East Bengal | 14 August 1947 | ||||
- | East Pakistan | 14 October 1955 | ||||
- | Independence | 26 March 1971 | ||||
- | Recognized | 16 December 1971 | ||||
- | Constitution | 4 November 1972 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 147,570[4] km2 (92nd) 56,992.54 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 6.4 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | Template:UN Population qiyaasta | Template:UN PopulationTemplate:UN Population (8th) | ||||
- | 2011 Tirakoob | 149,772,364[5] (8th) | ||||
- | Mugga Dadka | 1,106/km2 (10th) 2,864.5/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $751.949 billion[6] (31st) | ||||
- | Qof qof | $4,561[6] (139th) | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $304.817 billion[6] (43rd) | ||||
- | Calaa qof | $1,754[6] (148th) | ||||
Qaybsiga (2010) | 32.1[7] (medium) | |||||
Kobaca (2015) | ![]() |
|||||
Lacagta | Taka (৳) (BDT ) |
|||||
Waqtiga | BST (UTC+6) | |||||
Taariikhda | ||||||
Wadista Baabuurta | left | |||||
Furaha telka | +880 | |||||
Furaha Internetka | .bd .বাংলা |
|||||
Website bangladesh.gov.bd |
Bangladhesh waxa ay xoriyada ka qaadatay dalka Bakistaan sanadku markuu aha 1971, ka dib dagaal dheer oo ay wadeen kooxda goolwadayaasha Bangladhesh. Bangladhesh waa wadan dhaqaale ahaan aad u liita waxaa jira dadyoow ka soo jeeda wadankan oo ku firdhamay aduunka. Dalka Jamhuuriyada Bangladhesh waxa uu kamid yahay dalalka ku yaala qaarada Asiya waxana uu xuduud la wadaaga dalalka ay kamid yihiin Hindiya, Burma iyo Nabal. Dhinaca koonfureedna waxa uu xuuduud kala wadaaga Badwaynta Hindiya. Waana mid kamid ah wadamada la yidhaa koonfur bari Asiya.Caasimadda dalka Bangladhesh waxa la yidhaa Dhaka, .
Division | Headquarter | Subdivision | Area (km2)[9] | Population (2011)[9] | Density (/km2) (2011)[9] | ||
---|---|---|---|---|---|---|---|
District | Upazila | Union Council | |||||
Barishal Division | Barishal | 6 | 39 | 333 | 13,225.20 | 8,325,666 | 613 |
Chittagong Division | Chittagong | 11 | 101 | 949 | 33,908.55 | 29,145,000 | 831 |
Dhaka Division | Dhaka | 13 | 123 | 1,248 | 20,593.74 | 49,729,000 | 1,751 |
Khulna Division | Khulna | 10 | 59 | 270 | 22,284.22 | 15,687,759 | 699 |
Mymensingh Division | Mymensingh | 4 | 34 | 350 | 10,584.06 | 11,370,000 | 1,074 |
Rajshahi Division | Rajshahi | 8 | 70 | 558 | 18,153.08 | 18,485,858 | 1,007 |
Rangpur Division | Rangpur | 8 | 58 | 536 | 16,184.99 | 15,787,758 | 960 |
Sylhet Division | Sylhet | 4 | 38 | 334 | 12,635.22 | 9,807,000 | 779 |
Total 8 | - | 64 | 522 | 4576 | 1,47,571.00 | 158,338,041 | 1106 |
BedkaEdit
Dhulka uu ku fadhiyo dalka Bangladesh waa 55,598.71 oo (mayl laba jibaaran) una dhiganta 144,000.00 oo (kiilimirir laba jibaaran). Bangladesh waxa uu ku dhowyahay bedka gobolka (Wisconsin) ee dalka Maraykanka.
DadkaEdit
Dadka reer Bangladesh waxa ay tiradoodu kor u dhaafataa 163-milyan oo ruux, waana tirakbookii laqaaday sanadkii 2017-kii.
AfkaEdit
Luuqadaha lagaga hadlo dalka waxa ugu horeysa luuqada maxaliga ah ee Bangla waxana soo raacda luuqada ingiiska oo ah afka dalkii gacanta ku hayay Bangladesh xiligii gumaysiga. Diinta:Diimaha laga aaminsan yahay gudaha dalka Bangladesh waxa ugu badan dadka haysta diinta Islaamka oo gaadhaya 83%, halka diinta Hinduugu ay dadka haystaa gaadhaan boqolkiiba 16%, dadka soo hadhayna waxa ay hasytaan diimo kale. Cimriga: Rajada nolosha ee dadka ku dhaqan dalka Bangladesh ayaa waxa ay celcilis ahaan gaadhaan 60-sano oo ragg iyo dumarba ah.
DawladaEdit
Dawladda dalka Bangladesh waa dowlad Baarlamaani ah (parliamentary democracy). Lacagta: Lacagta laga isticmaalo dalka waxa la yidhaa taka (Tk).
WarshadahaEdit
Dalka Jamhuuriyada Bangladesh waxa uu hodan ku yahay warshadaha waxana kamid ah waxayaabaha ay soo saaraan warshadadaha ku yaal Bangladesh, dharka, waraaqaaha, sonkorta, cudbiga, sibidhka, laydhka iyo qayb kamid ah Technolig-yada.
BeerahaEdit
beeraha waxa si balaadhan looga beeraa midho badan oo uu ugu horeeyo geedka caanka ka ah qaarada Eshiya ee Bariiska. Waxa kale oo ka baxa beeraha dalka Bangladesh Shaaha, Qamadiga, Sonkor- khaanka, Tubaakada, khudrada, iyo saliida.
XoolahaEdit
waxa laga dhaqdaa dalka Bangladesh xoolo kala duwan waxana jira goobo lagu xaananeeyo digaaga. Dhulka la istimcaalo ee dalka Bangladesh waa boqolkiiba 73% kamid ah cabirka guud ee dalka.
KhayraadkaEdit
Khayraadka dabiiciga ah ee Bangladesh Gaaska dabiiciga ah, Geedka timber-ka iyo dhuxul dhagaxda.
Sido kale fiiriEdit
- ↑ . Ministry of Civil Aviation & Tourism http://visitbangladesh.gov.bd/about-bangladesh/national-symbol/.
In 13 January 1972, the ministry of Bangladesh has adopted this song as a national marching song on its first meeting after the country's independence.
Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ "Article 3. The state language". bdlaws.minlaw.gov.bd. Ministry of Law, The People's Republic of Bangladesh http://bdlaws.minlaw.gov.bd/sections_detail.php?id=367§ions_id=24550. Soo qaatay 1 February 2017. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ জানুন [Discover Bangladesh]. National Web Portal of Bangladesh. Soo qaatay 13 February 2015.
- ↑ Directorate General of Health Services (DGHS) (PDF). p. 13 http://www.dghs.gov.bd/images/docs/Publicaations/HB%202016%20_2nd_edition_13_01_17.pdf. Soo qaatay 11 September 2017. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Data Template:Webarchive. Census – Bangladesh Bureau of Statistics.
- ↑ 6.0 6.1 6.2 6.3 . IMF http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2018/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=21&pr.y=6&sy=2016&ey=2023&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=513&s=NGDPD%2CPPPGDP%2CNGDPDPC%2CPPPPC&grp=0&a=. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . World Bank http://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI/. La keydiyay asal ahaan 9 February 2015. Soo qaatay 2 March 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). United Nations Development Programme. 2016 http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Soo qaatay 6 April 2017. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 9.0 9.1 9.2 (PDF). Bangladesh Bureau of Statistics https://web.archive.org/web/20130115170757/http://www.bbs.gov.bd/WebTestApplication/userfiles/Image/BBS/PHC2011Preliminary%20Result.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 15 January 2013. Soo qaatay 12 January 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)