Open main menu
Waqtiga la sameyeey: 10-14 Dec, 1960
Flag of Algeria.svg Aljeeriya
Flag of Angola.svg Angola
Flag of Libya.svg Libya
Flag of Nigeria.svg Nayjeeriya
Flag of Iraq.svg Ciraaq
Flag of Iran.svg Iiraan
Flag of Qatar.svg Qatar
Flag of Kuwait.svg Kuwayt
Flag of Saudi Arabia.svg Sacuudi Carabiya
Flag of the United Arab Emirates.svg Imaaraatka Carabta
Flag of Ecuador.svg Ikwadoor
Flag of Venezuela.svg Fanansuwela
Wadamada shidaalka soo saara OPEC


w:zh:石油输出国组织 Ururka Caalmaiga ah ee Soosaara shiidaalka(OPEC).(Ingiriis Organization of the Petroleum Exporting Countries‏).Waa urur caalamiya oo kakooban 12 dawladood oo soosaara gaasta iyo baatroolka. dawladaha xubnaha ka ah opek waxa ay kuleeyihiin amaba ay keenaan suuqyada caalmiga h %40 shiidaalka lagukal iibsado caalamka .waxakale oo ayleeyihiiin kaydka caalamka ugu badan oo gaadhaya %70.Xarunta OPEC waxa ay kutaalaa magalamadaxda Austriya ee Fiyena

Xubnaha OpecEdit

Dawladdaha hadda ka mid ahEdit

Wadamada xubnaha ka ah Opec waa 12 Lix waa bariga dhexe Laba Waa Laatiin amerika Afar waa Afrika

Dawladdaha Meelaha ay ku yaalaan Waqtiga ay Opec kuso biireen Tirada daka
(2008)
Masaaxada (km2)
  Aljeeriya Afrika 1969 33,779,668 2,381,740
  Angola Afrika 2007 12,531,357 1,246,700
  Ikwadoor Koofur amerika 2007[A 1] 13,927,650 283,560
  Iiraan Bariga dhexe 1960[A 2] 75,875,224 1,648,000
  Ciraaq Bariga dhexe 1960[A 2] 28,221,180 437,072
  Kuwayt Bariga dhexe 1960[A 2] 2,596,799 17,820
  Libya Afrika 1962 6,173,579 1,759,540
  Nayjeeriya Afrika 1971 158,259,000 923,768
  Qatar Bariga dhexe 1961 824,789 11,437
  Sacuudi Carabiya Bariga dhexe 1960[A 2] 28,146,656 2,149,690
  Imaaraatka Carabta Bariga dhexe 1967 4,621,399 83,600
  Fanansuwela Koofur amerika 1960[A 2] 26,414,816 912,050
Wadarta guud 369,368,429 11,854,977 Km2
  1. Ecuador Waxa ay kusoo biirtay 1973, way kabaxday 1992, waxayna kuso laabatay 2007.
  2. 2.0 2.1 2.2 2.3 2.4 Waxa ay kamid tahay dadkii sameeyey Opec, 10 Sep,1960.
 
Wadmada OPEC
  • Cagaar ama doog Tiq ah : Dawladdaha ka mid ah ilaa iyo hadda
  • Cagaar ama Doog furan :Dowladihii Ka tagay

Dalal horay uga tirsanaan jirayEdit

Dalka Qaaradda Xiliga uu kusoo biiray Xiliga uu isgatay
  Gabon Afrika 1975 1994
  Indunisiya Koofur bare aasiya 1962 2008

Dawladdaha doonaya in ay kusoo biiraanEdit

  •   Soomaaliya<<<<< Shidaal ma soo saarto Laakiin waxaa la rajeeynayaa 2020 wixi ka dambeeya in ay soo saari doonto.

Qoondooyinka shidaal soo saaristaEdit

Qoondada ah malaayiin Fuusto in la soo saaro maalin walba
Dalka Qoondada (7/1/05) Soo saarka (1/07) Awooda
  Sacuudi Carabiya 10,099 8,800 12,500
  Aljeeriya 894 1,360 1,43
  Ikwadoor 520 500 500
  Iiraan 4,110 3,700 3,750
  Ciraaq 1,481
  Kuwayt 2,247 2,500 2,600
  Libya 1,500 1,650 1,700
  Nayjeeriya} 2,306 2,250 2,250
  Qatar 726 810 850
  Angola 1,900 1,700 1,700
  Imaaraatka Carabta 2,444 2,500 2,600
  Fanansuwela 3,225 2,340 2,450
wadarta 31,422 30,451 32,230

Qiyaas TirakoobEdit

10 ka dal ee ugu horeeya soo saarista shidaalka 2009.

Heerka Dalka Soo saarid "Saliid ceeriin"
Malaayin Fuusto Maalintiiba
% Dhamaantood
1 Ruushka 9.650,4 14,0%
2 Sacuudi Carabiya 8.184,0 11,9%
3 Maraykanka 5.310,1 7,7%
4 Kanada 3.793,0 5,5%
5 Iiraan 3.557,1 5,2%
6 Fanansuwela 2.878,1 4,2%
7 Meksiko 2.601,4 3,8%
8 Ciraaq 2.336,2 3,4%
9 Kuwait 2.261,6 3,3%
10 Imaaraadka carabta 2.241,6 3,2%
Aduunka intiisa kale 26.212,4 38,0%
Wadarta 69.025,9 100%
OPEC katirsan 28.927,1 41,9%
OPEC aan katirsaneen 40.098,8 58,1%

Dalalka ugu isticmaalka badan shidaalkaEdit

 
Dalalka aduunka ugu isticmaalka badan, Laga soo bilaabo 1970 Ilaa 2025.

Halkaan waxaa ku qoran 20 dal ee aduunka ugu isticmaalka badan shidaalka laga soo bilaabo 2009:

Heerka° Dalka Malaayiin Fuusto (Fus) % Boqolkiiba
1 Mareykanka 6820 21,7%
2 Shiinaha 3148 10,4%
3 Jabaan 1604 5,1%
4 Hindiya 1161 3,8%
5 Ruushka 984 3,2%
6 Sacuudi carabiya 954 3,1%
7 Jarmalka 884 2,9%
8 Baraasiil 878 2,7%
9 Koonfur Kuuriya 849 2,7%
10 Kanada 801 2,5%
11 Meksiko 710 2,2%
12 Holland 670 1,5%
13 Faransiiska 669 2,3%
14 Iiraan 635 2,2%
15 Ingiriiska 588 1,9%
16 Talyaaniga 577 1,9%
17 Isbania 545 1,9%
18 Indunisiya 490 1,6%
19 Taywan 370 1,2%
20 Singabuur 366 1,2%
  Aduunka intiisa kale 6985 24,0%
Wadarta 30688 100%

Fonte: BP Statistical Review of World Energy - June 2007

























































Sido kale fiiriEdit