Kanada
Kanada Canada |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Qaarada | Amerika | |||||
Caasimada | Ottawa | |||||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Ingiriis, Faransiis | |||||
- | Raysal wasaare | Justin Trudeau | ||||
- | Xukun Boqortooyo | HM Queen Elizabeth II | ||||
- | Gudoomiyaha Guud | Mary Simon | ||||
Area | ||||||
- | Total | 9,984,670 km2 km² 3,854,085 sq mi sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 8.92 | ||||
Cadadka Dadka | ||||||
- | 2010 qiyaas | 309,075,000 | ||||
GDP (nominal) | 2017 estimate | |||||
- | Total | $1.785 trillion | ||||
- | Per capita | $29,550 | ||||
Lacagta | Doolar $ CAD | |||||
Wakhtiga | UTC-3.5 ilaa -8 Xiliga xagaagane(-2.5 ilaa -7) |
Kanada waa wadan ku yaalo Woqooyiga Ameerika waxoona ku fadhiyaa dhul balaaran. Kanada waxee xuduud la leedahay dalka Mareykanka oo goboladiisa badan ka xiga Koonfur iyo gobolka Alaska oo ka xigta Woqooyi Galbeed, dhinaca bariga neh waxaa kaga dhagan badweynta Atlantik. Kanada waa Dawladda labaad ee ugu ween aduunka, ayadoo Dawladda koowaad ay tahay Ruushka.
Wadanka kanada waxaa markiisa hore degenaan jiray dadka indianka ah oo assalkooda ka imaaday qaarada aasiya iyo dad inuit ah oo u badan griinland. Kanada waxay leedahay dad ah 35,151,728.
XubinEdit
Waddanmaha deggan CanadaEdit
- China 810,000
- United States 100,000+
- Egypt 140,000+
- Israaiil 33,000+
- Morocco 33,000+
- Somaliland 70,000+
- Algeria 130,000+
- Japan 68,000
- Spain 400,000
TaariikhEdit
wadanka kanada dadkii ugu horeeyay oo soo booqday waxee ahaayeen dad yurubiyan ah 1000 sano ka hor, gaar ahaan vikingka norwajka, laakiin 600 oo sano kadib ee ajaaniibta badanaa soo wada galeen. Sannadkii 2015, Canada waxaa loo doortay ra'iisul wasaare Justin Trudeau.
GobolladaEdit
Gobollada | Aagga | Dadka |
---|---|---|
Kanada | 9,093,507 | 35,151,728 |
Alberta | 642,317 | 4,067,175 |
British Columbia | 925,186 | 4,648,055 |
Manitoba | 553,556 | 1,278,365 |
New Brunswick | 71,450 | 747,101 |
Newfoundland and Labrador | 373,872 | 519,716 |
Northwest Territories | 1,183,085 | 41,786 |
Nova Scotia | 53,338 | 923,598 |
Nunavut | 1,936,113 | 35,944 |
Ontario | 917,741 | 13,448,494 |
Prince Edward Island | 5,660 | 142,907 |
Quebec | 1,356,128 | 8,164,361 |
Saskatchewan | 591,970 | 1,098,352 |
Yukon | 474,391 | 35,874 |