Honduras (ingiriis: Republic of Honuduras, Listeni/ˈdʊərəs/; af-Isbaanish: on'duras, República de Honduras) sida dowliga loo yaqaano Jamhuuriyada Honduras, waa wadan jamhuuri ah oo dhaca Bartamaha Ameerika. Wakhtiyada qaar waxa loo yaqaanay Isbaanish Honduras si looga sooco British Honduras oo markii dambe la baxdey Belize.

Jamhuuriyada Honduras
República de Honduras
File:File:Flag of Honduras.svg [[File:
|85px |alt= |Coat of arms of Honduras]]
Hal ku dheg: 
  • "Libre, Soberana e Independiente" (Af-Isbaanish)
  • "Xoriyad, Boqortooyo iyo madaxbanaani"
Heesta qaranka: Himno Nacional de Honduras
Heesta Calanka Honduras
Location of Honduras
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Tegucigalpa
14°6′N 87°13′W / 14.100°N 87.217°W / 14.100; -87.217
Luqadaha rasmiga ah Isbaanish
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka
Qaybaha qoomiyedaha ([1])
Dadka
  • Honduran
  • Katraajo
Xukunka Madaxweyne
 -  Madaxweynaha Honduras Juan Orlando Hernández
 -  Hogaanka Golaha Sare Mauricio Oliva
Sharci dejinta Golaha Dowlada
Madaxbanaani
 -  Ka qaadateyb Isbayn 15 Sebtembar 1821 
 -  Ku dhawaaqay
Boqortooyadii ugu horeeysay ee Meksiko
1 Luuliyo 1823 
 -  Loogu dhawaaqey Jamhuuriyada Honduras 5 Nofembar 1838 
Baaxad
 -  Guud ahaan 112,492 km2 (102aad)
43,278 sq mi 
Tirada dadka
 -  2010 qiyaasta 8,249,574 (94aad)
 -  2007 Tirakoob 7,529,403
 -  Mugga Dadka 64/km2 (128aad)
166/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2014 qiyaastii
 -  Guud ahaan $40.983 bilyan[2]
 -  Qof qof $4,959[2]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2014 estimate
 -  Guud ahaan $19.567 bilyan[2]
 -  Calaa qof $2,368[2]
Qaybsiga (1992–2007)55.3[3] (medium)
Kobaca (2013)Steady 0.617[4] (medium / 129aad)
Lacagta Lempira (HNL)
Waqtiga CST (UTC−6)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +504
Furaha Internetka .hn
a. Dadka wadanku waxay u badan yihiin iska-dhal reer Yurub iyo dadka deegaanada loogu yimid ee Hindida Cascas.
b. Honduras waxay xubin ka tahay Dowlada Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Badhtamaha Ameerika
Tiro koob bulshada ah oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday aafada iyo cuqdada uu dad badan ku riday xanuunka AIDS-ka, oo faro ba'an ku haya qeeybaha kala duwan ee bulshada wadanka Honduras. Hadii isbedel xaga caafimaadka iyo dhaqaaluhu iman waayo sanadka 2007 wixii ka dambeeya waxaa laga cabsi qabaa in hoos u dhac xaga bulashada ah ku dhaco wadankan, taasi oo keeni karta baaba'a iyo tafiir go'a dadka masiibadu aafaysay.

Jamhuuriyada Honduras waxay jaar la tahay wadanka Guatemala xaga galbeed, koonfurgalbeed waxaa ka xiga wadanka El Salfadoor, koonfurbari waxaa ka xiga Nikaragua, Badweynta Baasifik waxay ka xigtaa koonfur, halka waqooyi ay ka xigto gacanka Honduras oo ka mida Bada Kaaribiyaanka.

Sida taariikhda lagu hayo, wadanka Honduras wuxuu hooy u yahay dhowr ilbaxnimo ka talin jirey Badhtamaha Ameerika wakhti badan ka hor intaanay reer Yurub qabsanin dhulkaasi. Xadaaradahaasi hore waxaa ka mid ah boqortooyadii Maaya, taasi oo soo gaadhay ilaa wakhtigii gumaystihii boqortooyada Isbayn qabsatey deegaankaasi qarnigii 16aad. Gumaystaha ayaa dadka reer Honduraa baray diinta Masiixiga iyo luuqada isbaanishka ee maanta ku hadlaan shacabkaasi. Honduras waxay madaxbanaanida qaadatey 1821kii, wakhtigaasi ooy noqotey jamhuuriyad la jaanqaadi kari weeyday doowladigii telinayay wakhtigaasi.

Vista aeriana de Tegucigalpa

Guud ahaan, Honduras waa wadanka ugu dilka badan caalamka marka laga hadlayo wadan aan dagaal ku jirin. Wadanku wuxuu leeyahay kooxo gaangistaro hubeeysan, waxaana aad u sareeya musuqmaasuqa. Wadanka Honduras wuxuu ku fadhiyaa dhul baaxadiisu dhan tahay 112,492 km2, waxaana ku dhaqan dad ka badan sideed milyan. Sidoo kale wadankani wuxuu qani ku yahay kheyraadka dabiiciga ag, sida macdanta, koffeega, midhaha, sonkorta iyo cudbiga laga sameeyo dharka.



Dalalka Woqooyiga Ameerika Qaarada Woqooyiga Ameerika
Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Gobolada Isku Tegay ee Ameerika · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago

Tixraac wax ka badal

  1. Honduras Archived Mey 15, 2020 // Wayback Machine. CIA – The World Factbook. Cia.gov. Retrieved on 28 July 2012.
  2. 2.0 2.1 2.2 2.3 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2014/01/weodata/weorept.aspx?sy=2012&ey=2019&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&pr1.x=55&pr1.y=10&c=268&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC&grp=0&a=. Soo qaatay 18 October 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. 1992–2007: "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 17 October 2009. Soo qaatay 17 October 2009.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. "Nuqul Archive" (PDF). United Nations. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 21 Bisha Kow iyo Tobnaad 2010. Soo qaatay 5 November 2010.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)