Af-Faransiis
Luqada Faransiiska (Af-Faransiis : français / langue française). waa midkamaida luqadaha laatiinnka waxa sirasmiya amaba luqadooda hooyo ay u tahay in kabadan 80 milyan ooqof waxa ay luqada labaad u tahay in kabadan 190 milyan halka ay kuhadlikaraan inkabadn 200 milyan oo qof dadka Af-faransiiska kuhadlaa waxa ay kunooolyihiin in kabadan 54 dawladood.inta badan dadka sida rasmiga ha ugahadla Af-farnsiisku waxa ay kunoolyihiin wadanka Faransiiska afka faransiisku waa mid kamida afafka lagaga hadlo jamciyada quruumaha kadhaxaysa waxa kale oo adeegsada midawga Yurub.
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/b3/Countries_where_French_is_an_official_language.svg/440px-Countries_where_French_is_an_official_language.svg.png)
Wadamada uu Faransiisku yahay luqadda rasmiga ah ee la aqoonsan yahay
wax ka badal- Faransiiska
- Jabuuti
- iyo kuwo kale.
Tixraac
wax ka badal- http://www.francophonie.org Archived Luuliyo ama Luulyo 24, 2010 // Wayback Machine
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro French language. |