W:Es: Francia

Fransiska
République française  (Af-Faransiis)
Hal ku dheg: "Liberté, égalité, fraternité"
Heesta qaranka: "La Marseillaise"
[[File:
|center|250px|alt=
Location of France (red or dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)

|
Location of France (red or dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)

]]
Location of France (red or dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)

Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Paris
Official language
and national language
French[upper-roman 1]
Nationality (2021)
Dadka French
Xukunka Unitary semi-presidential republic
 -  President Emmanuel Macron
 -  Prime Minister Élisabeth Borne
Sharci dejinta Parliament
 -  Aqalka sare Senate
 -  Aqalka hoose National Assembly
Establishment
 -  Kingdom of the West Franks - Treaty of Verdun 10 August 843 
 -  Kingdom of France - Capetian rulers of France 3 July 987 
 -  French Republic - French First Republic 22 September 1792 
 -  Founded the EEC[upper-roman 2] 1 January 1958 
 -  Current constitution - French Fifth Republic 4 October 1958 
Baaxad
 -  Guud ahaan 643,801 km2 [2](42nd)
248,600 sq mi 
 -  Biyo (%) 0.86 (2015)[3]
 -  Metropolitan France (IGN) Template:Cvt[upper-roman 3] (50th)
Tirada dadka
 -  January 2023 qiyaasta Template:IncreaseNeutral 68,042,591[4] (20th)
 -  Mugga Dadka 121/km2 (89th)
313/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2022 qiyaastii
 -  Guud ahaan Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $3.667 trillion[5] (10th)
 -  Qof qof Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $56,036 (24th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2022 estimate
 -  Guud ahaan Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $3.013 Trillion (7th)
 -  Calaa qof Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $44,747Cite error: Invalid parameter in <ref> tag
Kobaca (2021)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.910[6] (very high / 28th)
Lacagta
Waqtiga Central European Time (UTC+1)
 -  Xagaa (DST) Central European Summer Time[upper-roman 7] (UTC+2)
Note: Various other time zones are observed in overseas France.[upper-roman 6]
Although France is in the UTC (Z) (Western European Time) zone, UTC+01:00 (Central European Time) was enforced as the standard time since 25 February 1940, upon German occupation in WW2, with a +0:50:39 offset (and +1:50:39 during DST) from Paris LMT (UTC+0:09:21).[7]
Taariikhda dd/mm/yyyy (AD)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +33[upper-roman 8]
Furaha Internetka .fr[upper-roman 9]
Source gives area of metropolitan France as 551,500 km2 (212,900 sq mi) and lists overseas regions separately, whose areas sum to 89,179 km2 (34,432 sq mi). Adding these give the total shown here for the entire French Republic. The CIA reports the total as 643,801 km2 (248,573 sq mi).

Faransiiska (Af Faransiis : La France; Af Carabi : ar‎) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda Faransiiska (Af Faransiis : République Française; Af Carabi : ar‎) waa dalka mid ah dalalka kuyaala galbeedka qaarada Yurub. farnsiisku waxa uu kakoobanyahy dhul kal fog fog iyo jasiirado kuyaala goobo aad uga fog dhulwaynaha faransiiska waxa kale oo farnsiiska kamida halka looyaqaano Faransiis Guyana iyo jasiirado aad ubadan oo cidhifyada caalamka kuyaala dadka wadanka farnsiiska udhashay waxa wadankooda ay uguyeedhaan (Hexagone) oo macneheedu tahay Lix geesood. wadanka farnsiisku waxa uu xuduud la wadaagaa Wadamada Midowga boqortooyada Britan Beljim Luksemburg Jarmalka Iswisarland Talyaaniga Monako Andorra Isbania sida oo kale farnsiisku waxa uu xuduud la wadaaga wadamo kabaxsan qaarada Yurub sida, Barasiil Surinam Nederlaan Antiilis. Farnsiisku waa mid kamida Aasaasayaasha Midawga Yurub.waana wadanka ugu wayn midawga yurub. sidoo kale waxa uu farnsiisku kamid ahaa xubnihii aasaasy Qaramada Midoobay.waxa kale oo kamidyahay xubnaha rigliga ah ee Golaha Amaanka inta badan dadka farnsiiska ahi waxa ay haystaan diinta Masiixiyad waxa kunool sidoo kale dad gaadhaya ilaa shan milyan oo haysta diinta Islaamka

fransiska cuntto
Magallo Nisz
boostada fransiska

Taariikh dalka wax ka badal

Inta badan dhulka faransiisku waxaa dhulkii ay qabsadeen dadkii lagu magacaabi jiray (Gaule) oo asal ahaan kasoo jeeday meesha looyaqaano katalaaniya.wadanka waxa katalinjirtay ambaradooriyadii roomaanka .kadib xiligii qarnigii 4aad waxaa qabsaday mid kamida qabaa'ilka Jarmaanka.kuwaas oo looyaqaany (Franch).wadnkan maanta looyaqaano farnsiiku waxa uu midoobay markii ugu horaysay sanadii 486.farnsiisku waa wadan leh taariikh aad iyo aad u dheer oo aan lasoo koobi karin. Ka soo gudubka boqortooyadii Charles the Great, Templars ama maxkamada Louis XIV

Boqolkiiba IMF wax ka badal

4.9% [8].


Xubin wax ka badal

Magalloyinka wax ka badal


Waddamaha Le Degan Fransiiska wax ka badal


Taariikhda Faranssiiska wax ka badal

Claude Monet

Taariikhdu waxay qortaa in boqorada Faransiiska soo maray uu ka mid yahay Napolian Bonabert oo dhawr wadan oo Yurub qabsaday.!!`

Faransiiska oo ah dalka ugu weyn wadamada ku yaala galbeedka Yurub sidoo kale waa dalka Sadexaad ee Yurub oo dhan ugu weyn dunnidana waxaa uu ka yahay dalka 42,aad ee ugu weyn dhul ahaan.

Caasimada wadanka waa Paris dadka Faransiiska ah waxaa lagu qiyaasaa in ka badan 67 million oo ruux taasi ayaana keentay in loo aqoonsado inuu yahay dalka 20,aad ee dunnida ugu dadka badan iyo dalka labaad ee Yurub oo dhan ugu dad badan.

Faransiisku waxaa uu ka mid yahay wadamada la yiraahdo awood ayay leeyihiin illaaa qarnigii 19 aadna waxaa uu ka mid ahaa wadamada dunnidaan wax ka gumaystay.

Dalkaan Q,M waxay ku taxgalisaa inuu ka mid yahay wadamada ugu badan ee ay kasoo baxeen dad taariikh ku leh dhanka cilmiga waxaana dalkaan kasoo jeedaa dad badan oo wax badan hindisay.

Hay’adda UNESCO waxaa ay sheegtay in dalka Faransiis waxay u aqoonsatahay dalka 4,aad ee ugu dhaqanka weyn dunnida taas ayaana sabab u ah in si joogto ah ay dalkaasi u booqdaan oo ay u dalxiis tagaan dad tiradoodu gaarayso 83 million oo ruux. Lacagta wadanka waa Yuuroo seedka gaadiidku isku dhaafaana waa dhanka midig luuqada wadanka looga hadlana waa Faransiis.

Xagga dhaqaalaha marka aanu eegno Faransiisku waxaa uu ka mid yahay wadamada ugu waa weyn ee dhaqaalaha leh dalkuna warshado badan ayuu leeyahay.

Sidoo kale dalxiiska ayay dawlada Faransiisku dhaqaalo aan yareyn ka heeshaa.

Xagga ciidamada Faransiiska oo ka mid ah wadamada ku jira ururka gaashaanbuurta NATO dawlada Faransa waxay ka mid tahay dawladaha dhaqaalaha badan ku bixiya dhanka ciidamada sidoo kalena dawlada Faransiisku waxay xubin ka tahay 15 xubnood ee golaha amaanka iyo ururka midawga Yurub ururka ganacsiga adduunka ee WTO iyo booliska adduunka ee Interpol. waana dal haysta hubka Nuclear,ka ah.

Xagga Diimaha haddii aynu eegno dadka Faransiisku badankood waa masiixiyiin waxana ay dalkaasi ka yihiin 94%.

Muslimiin oo dalkaasi dadka ku nool ka ah 4% waxaa tiradooda guud lagu qiyaasaa 5 illaa.

Blason de Gasconha

Dhaqan ahaan dadka Faransiiska waxay isku eg yihiin dadka Talyaaniga waxaana dumarka Faransiiska dhaqan ahaan u xirtaan maro u sameysan sida cambuurka oo kale oo dhanka hoose u weyn qaarka sarana u yar halka raggooduna ay xirtaan maryo qamiiska u qaab eg.

Dhanka cunnadda dadka Faransiisku waxay dhaqan ahaan u cunaan hilbo la dubay oo haddana maraq loo yeelay oo dalkaasi looga yaqaan Foie gras

Ugu dambeyna haddii aanu eegno xagga cayaayara Faransiiska kubbadda cagta aad baa loga xiiseeyaa waxaana xulka K/cagta dalka Faransiisku uu qaaday koob adduun hal mar oo aheyd sanadkii 1998 oo Faransiiska lagu qabtay.

Cayaartoyda Faransiiska ayaa Sadex gool iyo waxba kaga adkaaday cayaartii kama dambeysta ee ay la cayaareen xulka dalka Brazil

Sidoo kale xulka Faransiisky waxaa uu guulo ka gaaray cayaaro kale oo caalami ah waxaana dalkaasi kasoo jeeda cayaartoy fara badan oo dhanka cayaaraha sumcad weyn ku leh.

Nolosha wax ka badal

In kabad !74% dadka farnnsiisku waxa ay kunoolyihiin magaalooyinka waawayn magaalda Baaris iyo hareereheeda kaliya waxaa dagan dad gaadhaya ilaa 9.98 milyan oo qof.dadkuna waxy daganyihiin guryo aad iyo aad udheer.sidoo kale qaar kamida dadka kunool farnsiisku waxy xiiseeyaan in ay degaan guryo qadiima. Nolosha miyiga waxa kunool %24 dadka farnsiiska,waa beeralay,cuntada farnsiisk waa mid kamida cuntooyinka ugu waaweeyn aduunka.

Diinta wax ka badal

Farnsiisku waa dawlad cilmaaniya xoriyada diintuna waa xaq distoori ah.waxay gaadhaysaa tirada Masiixiyad Kaatooliga ahi %65 dadka aan diinba haysan waxaa lagu qiyaasaa %25 halka islaamku uu yahay %6 dadka faransiiska.!!`?

Panorama de Tralonca

Galaria wax ka badal

<gallery> Image:Nizza rue vieux port.jpg|Una carriera de Niça Vielha.• Image:Nice (FR-06000) Promenade des anglais.jpg|Camin dei Anglés.•



Dalalka Yurub  
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki

Faransiiska Shanka Republica

sido kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. statista.com. August 5, 2022 https://www.statista.com/statistics/466028/distribution-population-nationality-france/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. The World Factbook. CIA https://web.archive.org/web/20140131115000/https://www.cia.gov/library/publications/the-world-factbook/fields/2147.html. Waxaa laga kaydiyay the original 31 January 2014. Soo qaatay 1 November 2015.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin) Template:PD-notice
  3. . Organisation for Economic Co-operation and Development (OECD) https://stats.oecd.org/Index.aspx?DataSetCode=SURFACE_WATER#. Soo qaatay 11 October 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Insee. 17 January 2023 https://www.insee.fr/fr/statistiques/6686993?sommaire=6686521#titre-bloc-1. Soo qaatay 2022-01-27.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. imf.org. International Monetary Fund https://www.imf.org/en/Publications/WEO/weo-database/2021/October/weo-report?c=132,&s=NGDP_RPCH,NGDPD,PPPGDP,NGDPDPC,PPPPC,&sy=2016&ey=2026&ssm=0&scsm=1&scc=0&ssd=1&ssc=0&sic=0&sort=country&ds=.&br=1. Soo qaatay 25 February 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. (PDF). United Nations Development Programme. 8 September 2022 https://hdr.undp.org/system/files/documents/global-report-document/hdr2021-22pdf_1.pdf. Soo qaatay 8 September 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. timeanddate.com https://www.timeanddate.com/time/zone/france/paris. Soo qaatay 9 October 2021.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. http://www.chinadaily.com.cn/bizchina/2009-09/16/content_8696547.htm


Dalalka Yurub  
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:


Cite error: <ref> tags exist for a group named "upper-roman", but no corresponding <references group="upper-roman"/> tag was found