Faransiis Guyana
Coordinates: 4°N 53°W / 4°N 53°W
Faransiis Gwiiyan () waa dhul ka mid ah dalka Faransiiska, waxoona ku yaalaa Ameerikada koonfureed. Gobolkaan waxoona xeeb ku leeyahay Badda Karabiya. Magaalo madaxda gobolkaan waxaa ladhahaa Kayene.
,