Af-Faransiis

(Waxaa laga soo toosiyay Af Faransiis)

Luqada Faransiiska (Af-Faransiis : français / langue française). waa midkamaida luqadaha laatiinnka waxa sirasmiya amaba luqadooda hooyo ay u tahay in kabadan 80 milyan ooqof waxa ay luqada labaad u tahay in kabadan 190 milyan halka ay kuhadlikaraan inkabadn 200 milyan oo qof dadka Af-faransiiska kuhadlaa waxa ay kunooolyihiin in kabadan 54 dawladood.inta badan dadka sida rasmiga ha ugahadla Af-farnsiisku waxa ay kunoolyihiin wadanka Faransiiska afka faransiisku waa mid kamida afafka lagaga hadlo jamciyada quruumaha kadhaxaysa waxa kale oo adeegsada midawga Yurub.

Dhulalka looga hadlo Af-Faransiiska

Wadamada uu Faransiisku yahay luqadda rasmiga ah ee la aqoonsan yahay wax ka badal

Tixraac wax ka badal