Golaha Amniga Qaramada Midoobay

(Waxaa laga soo toosiyay GAQM)
Kani waa maqaal ku saabsan Golaha Amniga QM. Qoraalo kale fiiri Golaha Sare Qaramada Midoobay
"Boga "GAQM" iyo "UNSC" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Golaha Amniga Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Security Council, loo soo gaabiyo: (UNSC); Af Carabi : ar‎) waa xubin ka mid ah lixda xubin ugu sareeysa Ururka Qaramada Midoobay iyo waaxda masuulka ka ah amniga iyo nabada caalami ee aduunka, iyo xubinta u qaabilsan aqbalitaanka ka mid noqoshada Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa. Sidoo kale Golaha Amnigu wuxuu u qaabilsan yahay inuu socodsiiyo, fuliyo Sharciga Qaramada Midoobay.

Golaha Amniga Qaramada Midoobay
Golaha Amniga Qaramada Midoobay
United Nations Security Council

مجلس أمن الأمم المتحدة (Af-Carabi)
联合国安全理事会 (Af-Shiinaha Mandarin)
Conseil de sécurité des Nations unies  (Af-Faransiis)
Совет Безопасности Организации Объединённых Наций  (Af-Ruush)

Consejo de Seguridad de las Naciones Unidas  (Af-Isbaanish)
Fadhiga Golaha Amniga Qaramada Midoobay New York
Samaysmay1946
NoocaXubin Sare (madaxda)
SharcigaHada shaqaynaysa
Hogaanka
Madaxweynaha Golaha
Ruushka
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Websiteun.org/en/sc/


Qoraalo La Xidhiidha

wax ka badal


 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: