Madaxweyne Golaha Sare Qaramada Midoobay
(Waxaa laga soo toosiyay Madaxweyne Qaramada Midoobay)
- Maqaalkani wuxuu ku saabsan yahay madaxda Golaha Sare QM. Haku khaldin Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Golaha Sare Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : President of the United Nations General Assembly) waa jago (boos) loo codeeyo qofka noqonaya madaxa sare ee Golaha Sare ee Qaramada Midoobay taasi oo dhacda halmar sanad kasta. Madaxweynaha la doorto wuxuu ka shaqeeyaa arimaha Golaha Sare oo kali ah. Wakhti xaadirkan (2021) waxaa madaxweyne u ah Golaha Sare Abdulla Shahid oo dhashay wadanka Maldive. Mudane Abdulla Shahid wuxuu ku soo baxay kalafadhigii codaynta madaxnimo ee 76aad, waxaana xafiiska lagu wareejiyay 15 Sebteember, 2021.[1][2]
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ Template:Cite news á
- ↑ . Un.org. June 23, 2014 http://www.un.org/en/ga/president/68/news/6232014_speaker_denmark.shtml. Soo qaatay December 18, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |