Golaha Sare Qaramada Midoobay

(Waxaa laga soo toosiyay GSQM)
Kani waa maqaal ku saabsan Golaha ugu sareeya QM. Bogag kale fiiri "Qaramada Midoobay". Boga "GSQM" halkan ayaa laga soo toosiyay

Golaha Sare Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations General Assembly; Af Carabi : ar‎) (sida badan loo soo gaabiyo UNGA ama GA) waa xubin ka mid ah Lixda Xubnood Qaramada Midoobay iyo meesha kali ah ee dhamaan xubnaha Qaramada Midoobay ku leeyihiin wakiilo (dad matala).

Golaha Sare Qaramada Midoobay
Golaha Sare Qaramada Midoobay
United Nations General Assembly

الجمعية العامة للأمم المتحدة (Carabi)
联合国大会 (Shiineys)
Assemblée générale des Nations unies (Faransiis)
Генера́льная Ассамбле́я ООН (Ruush)

Asamblea General de las Naciones Unidas (Isbaanish)
Hoolka Golaha Sare Qaramada Midoobay Xarunta Sare QM, New York
Loo soo gaabiyo
  • GA
  • UNGA
  • AG
Samaysmay1945
NoocaXubin sare (madaxda)
SharcigaHada shaqaysa
Hogaanka
Madaxweynaha: Mogens Lykketoft
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Websitewww.un.org/ga
Xubinimada iyo Ka Qeybqaadashada

Labo qoraal oo sharaxaya xubinimada iyo ka qeyb qaadashada shaqada Golaha Sare, fiiri:

Golahani wuxuu awood u leeyahay inuu xaqiijiyo kharashka ku shaqeeyso Qaramada Midoobay, u magaaco xubin aan joogto ahayn Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ka helo warbixin dhamaan xubnaha, wakiilada, hayadaha iyo ururada Qaramada Midoobay isla markaana amar iyo talobixin siiyo ururadaasi.[1]


Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: