Liiska Xubnaha Golaha Amniga Qaramada Midoobay

Kani waa maqaal ku saabsan xubnaha Golaha Amniga QM. Haku khaldin Xubnaha Qaramada Midoobay

Xubinimada Golaha Aminiga Qaramada Midoobay waxa ka masuul ah oo daadihiya shan xubnood oo joogto ku ah Golaha Amniga Qaramada Midoobay iyo toban wadan oo la soo doortay kuwaasi oon joogto ahayn. Wixii ka horeeyay 1966ki waxaa jirayay lix xubnood oo la soo doorto halka xubnaha joogtada ah meesha joogeen tan iyo biloowgii ururka ee sanadkii 1945.

Xubnaha Hada wax ka badal

Hoos waxaad ku arki xubnaha joogtada ah
Wadan Koox Gobol Wakhtiga Xubinimada
Shiinaha Kooxda Aasiya-Baasifik 1971
  Faransiiska Galbeedka Yurub iyo meelo kale 1946
Ruushka Kooxaha Bariga Yurub 1991, wuxu bedelay Midowgii Soofiyeeti
Boqortooyada Ingiriiska Galbeedka Yurub iyo meelo kale 1946
Maraykanka Galbeedka Yurub iyo meelo kale 1946
Xubnaha aan joogtada ahayn
Wadan Koox Gobol Xilka Qabtay Xilka ka Dhamanaya
Angola Wadanada Afrika 2015 2016
Jad Wadanada Afrika 2014 2015
Jili Wadanada Laatiinka iyo Kaaribiyaa ka (GRULAC) 2014 2015
Jordan Kooxda Aasiya Baasifik 2014 2015
Lithuaniya Wadanada Bariga Yurub 2014 2015
Malaysiya Wadanada Aasiya iyo Baasifik 2015 2016
New Zealand Wadanada Galbeedka Yurub 2015 2016
Nayjeeriya Wadanada Afrika 2014 2015
Isbayn Wadanad Galbeedka Yurub 2015 2016
Fanansuwela Wadanada Laatiinka iyo Kaaribiyaanka (GRULAC) 2015 2016
 
Maabka xubnaha Golaha Amniga QM ee hada
  Xubnaha joogtada
  Xubnaha aan joogtada ahayn

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: