Malaysiya
Malaysiya waa wadan ku yaalo koonfurta bari ee qaarada Aasiya. wadankaan wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Filibiin, Tayland,Barunay, Singabuur iyo Indunisiya. Caasimada wadanka waa Kuala Lumbur. Wadanka malaysiya waxaa degan dad gaaraayo ilaa 28,250,000 oo qof,waxa uuna u dhisanyahay dhinaca federaalka. Malaysiya waxaa degan ajaanib kala duwan, waxaa u badan malaysiyaanka ama malaya oo 50% ah inta kale waa ajaanib iskuugu jirto hindi, shiinees iyo kuwo kale. Wadanka malaysiya markiisa hore wuxuu lahaan jiray magacyo badan, mar waxaa la dhihi jiray (wadanka jasiirada Malaysiya) hadaneh waxaa loo bedelay (malaya) 1946dii marka oo wadanka midoobay waxaa loo bixiyay (midowga malayaasha), kadib neh waxaa loo bedelay (federaalka malaya), 1957ii marka ee xornimada qaateen waxee la midoobay gobolo ka mid ah wadanka Singabuur, isla markaas neh waxaa loo bixiyay (malaysiya), Singabuur waxee malaysiya ka go'day waqti labo sano kayar. Isla markaas neh Wadanka Malaysiya wuxuu ku dadaalay dhaqaalihiisa. Wadanka malaysiya waxee 50ka sano ugu horeeysay ka mid noqotay wadamada ugu dhaqaalaha fiican.
Malaysia | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: Bersekutu Bertambah Mutu[1] "Unity is Strength" |
||||||
Heesta qaranka: Negaraku "My Country"Template:Parabr |
||||||
[[File:|center|250px|alt=|]] | ||||||
Magaalo madax |
| |||||
Magaalada uguwayn | Kuala Lumpur | |||||
Official language | Malay[lower-alpha 1][lower-alpha 2][lower-alpha 3] | |||||
Recognised language | English[lower-alpha 3] | |||||
Qaybaha qoomiyedaha (2021) | Template:Tree list
|
|||||
Dadka | Malaysian | |||||
Xukunka | Federal parliamentary constitutional elective monarchy | |||||
- | Monarch | Abdullah | ||||
- | Prime Minister | Anwar Ibrahim | ||||
Sharci dejinta | Parliament | |||||
- | Aqalka sare | Dewan Negara (Senate) | ||||
- | Aqalka hoose | Dewan Rakyat (House of Representatives) | ||||
Independence from the United Kingdom | ||||||
- | Federation of Malaya | 31 August 1957[2] | ||||
- | Sarawak self-governance | 22 July 1963 | ||||
- | North Borneo self-governance | 31 August 1963[3] | ||||
- | Proclamation of Malaysia | 16 September 1963 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 330,803 km2 (67th) 127,720 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0.3 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2022 qiyaasta | 33,871,431[4] (43rd) | ||||
- | 2020 Tirakoob | 32,447,385[5] | ||||
- | Mugga Dadka | 98/km2 (116th) 254/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2022 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $1.089 trillion [6] (31st) | ||||
- | Qof qof | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $32,901[6] (54th) | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2022 estimate | |||||
- | Guud ahaan | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $439.373 billion[6] (34th) | ||||
- | Calaa qof | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $13,268[6] (66th) | ||||
Qaybsiga (2015) | 41[7] (medium) | |||||
Kobaca (2021) | 0.803[8] (very high / 62nd) | |||||
Lacagta | Ringgit (RM) (MYR ) |
|||||
Waqtiga | MST (UTC+8) | |||||
Taariikhda | dd-mm-yyyy | |||||
Wadista Baabuurta | left | |||||
Thiinada telka | +60 | |||||
Furaha Internetka | .my |
Taariikh
wax ka badalMalaysiya waxee leedahay taariikh aad u dheer, waxee jiri jirtay 40,000 oo sano ka hor, waxaa wadanka soo gumeestay gumeestihii Ingriiska laga soo bilaabo sanadkii 1786 ilaa 1963, ingiriisku wuxuu maamuli jiray ama gumaysan jiray shacabka loo yaqaano malaya, ka hor intii lagu dhaqmin federaaliga.
Dalka Malaysiya, waxaa u badan dadka Muslimiinta ah ee loo yaqaan malayga waxaa la daga hindi iyo shiinayas.
Xubin
wax ka badal- ADB *`
- AIIB *`
- Asean *`
- Bankiga Aduunka * *`
- Qaramada Midoobay * *`
Waddnamha La Deggan Malaysiya
wax ka badal- Malaysia 31.000.000+;++
- Arab League400,000+[[10]].
- Pakistan 200+
- South Korea 500+
- Australia 100+
- Great Britain 18,000+
- Indonesia 190,000++:
Sido kale fiiri
wax ka badal- ↑ . Malaysian Government https://web.archive.org/web/20131022191931/http://mygov.malaysia.gov.my/EN/Main/MsianGov/MsianFlagAndCrest/Pages/MsianFlagAndCrest.aspx. Waxaa laga kaydiyay the original 22 October 2013. Soo qaatay 9 September 2013. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ Mackay, Derek (2005). The Radcliffe Press. pp. 240–. ISBN 978-1-85043-844-1 https://books.google.com/books?id=QM5LImNbYusC&pg=PA240. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . AWANI. 14 May 2021 https://www.astroawani.com/perspektif/kenapa-kita-takut-dengan-sejarah-22258. Soo qaatay 1 September 2021. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Template:Cite CIA World Factbook
- ↑ . Department of Statistics, Malaysia. p. 48 https://web.archive.org/web/20220228142122/https://cloud.stats.gov.my/index.php/s/ppMYkLC4kyUzHKn#pdfviewer. Waxaa laga kaydiyay the original 28 February 2022. Soo qaatay 23 March 2022. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ 6.0 6.1 6.2 6.3 IMF.org. International Monetary Fund. April 2022 https://www.imf.org/en/Publications/WEO/weo-database/2022/April. Soo qaatay April 19, 2022. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . World Bank https://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI?locations=MY. Soo qaatay 20 December 2018. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). United Nations Development Programme. 8 September 2022 https://hdr.undp.org/system/files/documents/global-report-document/hdr2021-22pdf_1.pdf. Soo qaatay 8 September 2022. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ https://id.wikipedia.org/wiki/Bangsa_Arab
- ↑ https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/a/Arabic_language.htm Archived Sebteembar 20, 2022 // Wayback Machine
- ↑ https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/e/European_Union.htm Archived Agoosto 19, 2022 // Wayback Machine
- ↑ https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/u/United_Nations.htm Archived Luuliyo ama Luulyo 7, 2022 // Wayback Machine
- ↑ https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/p/People%2527s_Republic_of_China.htm Archived Luuliyo ama Luulyo 22, 2022 // Wayback Machine
- ↑ https://www.cs.mcgill.ca/~rwest/wikispeedia/wpcd/wp/s/Soviet_Union.htm Archived Sebteembar 20, 2022 // Wayback Machine
Cite error: <ref>
tags exist for a group named "lower-alpha", but no corresponding <references group="lower-alpha"/>
tag was found