Ururka Iskaashiga Islaamka
Ururka Iskaashiga Islaamka (Af Carabi : ar), waa urur caalami ah oo la aasaasay 1969, waxa ay ka kooban tahay 5’7 (50._70.+*) dowladood oo xubno ka ah , shacabkooda neh ee gaarayaan 1.9 billion oo qof 2019, 50._3 dal oo ka mid ah waa dalal ee ku badanyihiin muslimiinta. Ururku wuxuu sheegayaa inay tahay "codka guud ee dunida muslimka ah " wuxuuna ka shaqeeyaa "in la ilaaliyo danaha dunida muslimka ah iyada oo la adeegsanayo horumarinta nabadda iyo wada noolaanshaha".
Ururka Iskaashiga Islaamka | |
---|---|
Flag
Coat of arms
| |
![]() Dowladaha xubinta ka ah Dowladaha goobjoogaha Dowladaha la hakiyey | |
Afafka Rasmiga ah |
|
Nooca | Religious.!!’& Science.!!’:-)(-: |
Xubnaha | 51’+’2+2’+2’=57‘;* Dowladood xubin ka ah.: |
Leaders | |
• | Indonesia:-)(-: |
• | Bakistaan:-)(-: |
• | Aljeeriya:-)(-: |
• | Turkiga:-)(-: |
• | Masar:-)(-: |
Establishment | |
• Charter signed | 25 September 1969 |
Shacabka | |
• 2018 estimate | 1.9 Billion |
Website www.oic-oci.org |
Ururka Islaamka waxay wafuud joogta ah ku leedahay: Qaramada Midoobay; Midowga Yurub; iyo Midowga Afrika. Luuqadaha rasmiga ah ee Ururka islaamka waa Carabi.,? Ingiriis.,? iyo Faransiis.;?’!!’?….:•!!’
[1].:•
[2].:
[3].:•
[4].:•
[5].:•
[6].:•
[7].:•
Taariikh wax ka badal
Ururka Iskaashiga Islaamka wuxuu leeyahay 50._7 xubnood, oo 56* ka mid ahi ay sidoo kale yihiin waddamo ka tirsan Qaramada Midoobay , marka laga reebo Falastiin . Xubnaha qaar, gaar ahaan Galbeedka Afrika iyo Koonfurta Ameerika, in kastoo ay leeyihiin tiro badan oo muslimiin ah - qasab maahan in ay yihiin waddamo ee ku badanyihiin muslimiinta. Wadamo dhowr ah oo ay ku nool yihiin dadyow muslimiin ah , sida Ruushka iyo Tayland , waxay u fadhiistaan sidii dalalka loo yaqaan "Dowladaha indha indheeyaha".
Guud ahaan Dadka wadajirka ah ee xubnaha ka ah ururka islaamka waxay ka badan yihiin 1.9 bilyan illaa sanadka 2018.
Asia wax ka badal
Europe wax ka badal
Afrika wax ka badal
- Algeria_*
- Benin_*
- Burkina Faso_*
_____
-
Gaana_*
- Guinea_*
————*
- Mali_*
- Mauritania_*
[9].:
- Senegal_*-*’!!’?’
- Sierra Leone_*-*’
- Somalia_*-*(Aussies.)’!!’?
- Djibouti_*
—————.
…:•…:•
}} [10].:•
[11].:•
South America wax ka badal
[12].:•
Tixraac wax ka badal
- ↑ https://armedforces.eu/compare/country_Arab_League_vs_European_Union_EU
- ↑ https://wisevoter.com/country-rankings/muslim-countries/
- ↑ https://timesprayer.com/en/muslim-population/
- ↑ https://m.wikidata.org/wiki/Q16823995
- ↑ https://www.aljazeera.com/amp/features/2019/8/9/the-islamophobic-roots-of-population-control-efforts-in-india.
- ↑ https://worldpopulationreview.com/country-rankings/muslim-population-by-country
- ↑ https://www.aljazeera.com/amp/news/2022/2/21/interactive-listen-to-the-best-sayings-in-25-different-languages
- ↑ 8.0 8.1 8.2 Alsharif, Asma (16 August 2012). U.S. https://www.reuters.com/article/us-syria-crisis-islamic-summit-idUSBRE87E19F20120816. Soo qaatay 16 February 2019. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ https://www.aljazeera.com/tag/islamophobia/
- ↑ https://www.mnnonline.org/news/libyan-christians-could-face-execution-for-conversion-from-islam/
- ↑ https://amp.theguardian.com/world/commentisfree/2023/sep/05/muslims-excluded-french-political-school-abaya-france
- ↑ https://www.themideastbeast.com/12-step-program-for-anti-israel-addicts/