Sidoo kale eeg : Levant

Lubnaan (Carabi: الجمهوريّة اللبنانيّة) waa mid kamida dawladaha carbeed waxaa ay ku taalaa bariga dhexe waxa ay kaga taalaa qaarada aasiya koonfur galbeed waxa ay xuduud la leedahay wadamada Suuriya, Israaiil iyo Falastiin. Waxa kale oo ay xuduud ku leedahay bada dhexe ama bada cad taariikhda Lubnaan aad ayay u dheertahay waxa ay leedahay.

Jamhuuriyadda Lubnaan
الجمهورية اللبنانية (Af-Carabi)
al-Jumhūrīyah al-Lubnānīyah
Heesta qaranka: 
Location of Lubnaan
Location of Lubnaan
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Beyruut
Luqadaha rasmiga ah Arabic[1]
Dadka Lebanese
Xukunka Unitary, parliamentary
multi-confessionalist republic[2]
 -  President Michel Aoun[3]
 -  Prime Minister Saad Hariri
 -  Speaker of the Parliament Nabih Berri
Sharci dejinta Parliament
La soo xulay
 -  Greater Lebanon 1 September 1920 
 -  Constitution 23 May 1926 
 -  Independence declared 22 November 1943 
 -  Independence (Joined UN / French Mandate ended) 24 October 1945 
 -  Withdrawal of French forces 31 December 1946 
Baaxad
 -  Total 10,452 km2 (162nd)
4,036 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.8
Tirada dadka
 -  2021 qiyaasta 5,592,631[4][5] (112th)
 -  Mugga Dadka 560/km2 (21st)
1,450/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2020 qiyaastii
 -  Guud ahaan $88.786 billion[6] (88th)
 -  Qof qof $19,128 (80th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2020 estimate
 -  Guud ahaan $53.915 billion (86th)
 -  Calaa qof $11,615 (71st)
Kobaca (2015)Decrease 0.763[7] (high / 76th)
Lacagta Lebanese pound (LBP)
Waqtiga EET (UTC+2)
 -  Xagaa (DST) EEST (UTC+3)
Wadista Baabuurta right[8]
Thiinada telka +961
Furaha Internetka .lb
Lubnaan
Lubnaan, Aasiya
Walid Jumblatt  Lebanon

Taariikhda iyo Xogta wax ka badal

Lubnaan waxa lagu magacaabi jiray Phoenicia oo hoos timaada Boqortooyada Roomaanka. Qaar ka mid ah macbadyada ugu waaweyn ee Qarniyadii waxay ku yaalliin Heliopolis. Qarnigii siddeedaad Carabtii waxay qabsadeen Foyniya oo ku soo rogeen diintoodii. Laakiin meelo badan oo buuraha ku hadhay Masiixi sida "Maroniit ah".

Lubnaan waxay leedahay laba silsiladood oo buuro ah. Waxay leedahay khad dheer xeeb. Bedka Lubnaan waa 10,452 kilomitir oo laba jibbaaran.

Lubnaan waxay ahayd madaxbanaan ilaa 1943. magaalada caasimadda waa Bayruut.

Dheer oo gaadhaysa ilaa 7000 oosano. Siyaasadda haddii aynu hada lubnaan waa wadan siyaasad ahaan dimuquraadi ah waxa xukunka loo qaybsadaa. Hab diimeed ama madhabeed.inta badan dadka lubnaan waacarab. Waxa ay kalahaystaan Islaam iyo kirista. Kiristanka lubnaana waa mid kaduwan kadawladaha carbta. Oo waxa ay leeyihiin awood balaadhan. Lubnaniyiintu waaydii hore ayay dabadaha u haajiriin caalamkana meelkasta way kajoogaan. Lubnaan waxa ay dagaalo lagashay dawlada yahuuda kadib markii ay yuhuudu ka qabsadeen koonfurta oo dhan sanadii 1982. Mudabadan kadib lubnaan waxa ay koonfurta dib usoo ceshatay sanadii 2000 taasna waxaa sabab u ahaa xisbiga xisbulah.oo dhuunta u galay dawalda yuhuuda. Dagaalkaa yahuuda kasakaw lubnaan waxa kadhacay dagaalo sokeeye, oo aad udarnaa badhtamihii todobaataneeyadii ilaa dhamaadkii sideetameeyadii 2900 sano kahor miladiga waxa magaca lubnaan 12 jeer lagu sheegay gabayo xiligaas latiriyay.

Cedar waa calaamadaha qaranka.

Dadweynaha wax ka badal

Ku dhawaad ​​5.2 milyan oo qof ayaa ku nool Lubnaan.[9]

Ku dhawaad ​​14 milyan oo qof oo Lubnaaniyiin ah ayaa ku nool meel ka baxsan Lubnaan. [10]

Gobolada iyo Degmooyinka wax ka badal

 
Goobta taariikhiga ah ee Bacalbek (Heliopolis) ee Lubnaan

Xubin wax ka badal

Waddanmaha degaan Lubnaan wax ka badal

Kuwo kale wax ka badal

  1. Article 11 of the Constitution of Lebanon states: "Arabic is the official national language. A law shall determine the cases in which the French language can be used.
  2. (PDF). Presidency of Lebanon https://web.archive.org/web/20120119201440/http://presidency.gov.lb/English/LebaneseSystem/Documents/Lebanese%20Constitution.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 19 January 2012. Soo qaatay 20 August 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. The Daily Star http://www.dailystar.com.lb/News/Lebanon-News/2016/Oct-31/378975-michel-aoun-secures-vote-majority-to-win-lebanon-presidency.ashx. Soo qaatay October 31, 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. population.un.org. United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/. Soo qaatay July 17, 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. population.un.org (XSLX) ("Total Population, as of 1 July (thousands)"). United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/Download/Files/1_Indicators%20(Standard)/EXCEL_FILES/1_General/WPP2022_GEN_F01_DEMOGRAPHIC_INDICATORS_COMPACT_REV1.xlsx. Soo qaatay July 17, 2022.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. International Monetary Fund
  7. (PDF). United Nations Development Programme http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Soo qaatay 23 March 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. "Nuqul Archive". adcidl.com. Waxaa laga kaydiyay the original 17 Bisha Koobaad 2013. Soo qaatay 17 January 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  9. CIA. United States government. July 2021 https://www.cia.gov/the-world-factbook/countries/lebanon/#people-and-society.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  10. . March 2018 https://digital.sandiego.edu/cgi/viewcontent.cgi?article=1103&context=dissertations.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. Massive Explosion in Beirut, Lebanon