Iiraan
Coordinates: 32°N 53°E / 32°N 53°E
Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan جمهوری اسلامی ایران Jomhuri-ye Islāmi-ye Irān |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Astaanta Calanka Sorūd-e Mellī-e Īrān |
||||||
Caasimada | Tahraan | |||||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Faarsi | |||||
- | Hogaamiyaasha Islaamiga Iiran | Cali khumanay | ||||
- | Madaxweyne | Hassan Rohani | ||||
Area | ||||||
- | Total | 1,648,195 km2 km² 636,372 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0,7 | ||||
Cadadka Dadka | ||||||
- | 2009 qiyaas | 74,196,0002 | ||||
Lacagta | Riyaal (IRR) | |||||
Wakhtiga | (UTC+3:30) |
W:en:Iran W:tr:iran W:ar:إيران
Iiraan (Af-Faarsi: ایران ama lagu dhawaaqo, jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan,(Af-Faarsi: جمهوری اسلامی ایران) waa wadan ween oo ku yaalo qaarada Aasiya ama bartamaha Yuruaasiya. Wadanka Iiraan wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Bakistaan, Afgaanistan, Turkmenistan, Aserbiijaan,Armania,Turki iyo Ciraaq (Kurdistan). Iiraan waxee xeebo ku leedahay, Bada Qazwiin oo ka xigta Woqooyiga iyo Gacanka faarsiga iyo Gacanka Cumaan oo ka xigta Koonfur.


TaariikhEdit
Iiraan waxee leedahay taariikh dheer oo raacsan boqortii Faarsiga. Iiraan markeeda hore waxaa xukumi jiray Boqortii faarsiga, shacabka iiraan waxee mar doorteen isbedel, sanadka marka oo dhaxeeyay 1905tii ilaa 1911, wadanka iiraan waxaa lagasameeyay Baarlamaankii ugu horeeyay. 1953ii waxaa xukunka laga qaaday, Maxamed Mossadeg oo ahaa raiisul wasaaraha iiraan, wuxuuna raiisul wasaare ahaa ilaa sanadka marka uu ahaa 1951ii, waxaa ku xigay Mohammad Reza Pahlavi oo asiga neh xukunka looga qaaday kacdoonkii iraan, sanadka marka oo ahaa 1979. 1 sano oo waxaa jirtay oo muran kadhaxeeyay siyaasiinta iiraan. isla markaas neh waxaa dhashtay xukunkii Ayatullah Khomayni oo wadanka ka sameesay Jamhuuriyad islaami ah. Siyaasiinta cusub oo ka dhalatay iiraan waxee ahaayeen, kuwo necbaa siyaasiinta wadamada galbeedka, gaar ahaan kuwa maraykanka. 1980kii iraan waxaa soo weeraray Ciraaq, oo halkaas ka dhashtay Dagaalkii iraan iyo Ciraaq oo socday ilaa 1988ii, waxaa ku dhintay dad u dhaxeeyo 500,000 ilaa 1,000,000 oo qof, dagaalada kadib madaxweynaha iraan Akbar Hashemi Rafsanjani iyo wasiiradiisa waxee ku dadaaleen, dhismaha dhaqaalaha wadanka. Iraan dagaalada kadib xisbiyaal badan ayaa dhashtay oo ku tartamo horumarka iyo jidka oo wadanka maraayo.
Magaalada Piranshahr waa dhaqanka ugu da'da weyn ee Iran oo leh taariikhda 8000 oo sano. [1] [2] [3] [4]
JuquraafiEdit
Iraan waa wadanka 18aad oo ugu ween aduunka. Wadanka waxaa ku yaalo buuro badan gaar ahaan dhinaca galbeedka. dhinaca waqooyiga neh waa meel geedo waaween ka baxaan, dhinaca Bariga neh waa meel saxaaro ah, Koonfurta wadanka waxaa ku wareegan Gacanka Faarsiga iyo Gacanka Cumaan.
Region | Capital | Provinces | Population | Area | |||
---|---|---|---|---|---|---|---|
Region 1 | Tehran | Alborz Province Golestan Province Mazandaran Province Qazvin Province Qom Province Semnan Province Tehran Province |
23,343,033 | 193,109 | |||
Region 2 | Isfahan | Bushehr Province Chaharmahal and Bakhtiari Province Fars Province Hormozgan Province Isfahan Province Kohgiluyeh and Boyer-Ahmad Province |
12,973,089 | 354,885 | |||
Region 3 | Tabriz | Ardabil Province East Azerbaijan Province Gilan Province Kordestan Province West Azerbaijan Province Zanjan Province |
12,782,820 | 165,839 | |||
Region 4 | Kermanshah | Hamadan Province Ilam Province Kermanshah Province Khuzestan Province Lorestan Province Markazi Province |
11,739,552 | 185,978 | |||
Region 5 | Mashhad | Kerman Province North Khorasan Province Razavi Khorasan Province Sistan and Baluchestan Province South Khorasan Province Yazd Province |
13,145,227 | 734,576 |
Vestigis de la vila de Persèpolis, capitala de l'Empèri Aquemenida.
JawigaEdit
iraan waa wadan qaleel ah, laakiin dhinaca woqooyiga jawiga wuxuu isku bedelaa qaboow iyo kuleel.