Af-Faarisi

(Waxaa laga soo toosiyay Af-Faarsi)

Af-Faarsi (فارسی) waa luqad oo lagagahadlo Dalka Iiraan, Sidoo kale waxaa looga hadlaa wadamada kala ah: Afgaanistan, Tadsjikistan, Usbekistan ; iyo Aserbiijaan.:• Dadka kuhadlaan luqadaan afka hooyo waa qiyaas 60 milyan oo qof, Isugeynta waa qiyaas 115m milyan oo qof.

فارسی ee Af-Faarsi
Dadka kuhadlaan luqadaan