Af-Turki
Af-Turki waa luqad looga hadlo wadamo aad u badan, waxaana ku hadlo dad kor u dhaafaayo 83 miliyan oo qof.Dadka ku hadlo afka turkiga waxee u badanyihiin wadanka Turki iyo Waqooyiga Saybrus \ laqada turkiga waa mid kamida luqadaha turkiga ee looyaqaano in ay yihiin ama kasoo jeedaan bah luqeedaka looyaqaano Altis intaa wixii ka horeysay afka turkiga waxaa lagu qorui jiray farta carabiga.waxaana luqadaas u badanaa kalmado kasoo jeeda Faaris iyo carabi.laakiin markii uu lawareegay madaxwaynihii la odhan jiray Mustafa Kemal Atatürk, ayaa labilaabay in lagu qor farta laatiiniga ah ee maanta loo isticmaalo.
Turkish | ||
---|---|---|
Türkçe | ||
Dhawaaq |
[ˈtyɾctʃe] (![]() | |
Ku hadla Dad udhashay |
Turkey (official), Northern Cyprus (official), Cyprus (official), Bulgaria, Macedonia, Greece, Iraq, Syria Azerbaijan, Kosovo, Romania, Iraq, Bosnia and Herzegovina, Syria | |
Meelaha | Anatolia, Balkans, Cyprus, Mesopotamia, Levant, Transcaucasia | |
Ethnicity | Turkish | |
Afkiisa hooyo Ku hadla |
71 millionTemplate:R (2017) 88 million (L1 + L2)Template:R | |
Bahda afafka |
Turkic
| |
Early forms: | ||
Standard forms |
Ottoman Turkish (defunct)
TRT Turkish
| |
Dialects | ||
Hab qoraalka |
Latin (Turkish alphabet) Turkish Braille | |
Heer caalami | ||
Luqadda rasmiga ah ee |
![]() ![]() Template:CYP | |
Recognised minority language in |
![]() ![]() ![]() Template:Country data Kosovo Template:Country data Macedonia ![]() | |
Regulated by | ||
Luqada astaamaheed | ||
ISO 639-1 | tr | |
ISO 639-2 | tur | |
ISO 639-3 | tur | |
Luqadda la adeegsado | part of 44-AAB-a | |
![]() Countries where Turkish is an official language
Countries where it is recognized as a minority language | ||
{{{1}}} |
waxaana lagu qiyaasa dadka kuhadla luqada turkiga inay gaadhayaan
ilaa 130 milyan oo ku kala nool in kabadan 15 dal oo caalmka kamida;
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |