Urue ama koox Group (ama Set) Waxaa loo adeegsadaa waxyaaba farabadan:

  • Urur (diimeed), waa koox diimeed oo bulshada ka tirsan.
  • Urur (siyaasi), waa koox dad ah oo leh fikrad ay aaminsanyihiin hal aydoloojiyad leh.
  • Uurur (ciidan), unugyo ka tirsan ciidmada.
  • Urur (xisaab) set waana in laga duwaa Summadda group waa urur isku dhafan una howlagalaysa si labale ah waxayna leedahay shuruud loo sawiro.
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qodobkaan, eeg Urur.