Indunisiya
Jamhuuriyada Indunisiya, (id: Indonesia, Ingiriis: Republic of Indonesia) waa dawlad kutaala koonfur bari asiya waana Dawladda ugu weyn Islaamka marka la eego xaga dadka ama tirada dadka. laakiin dastuurka Indunisiya maqorin in diinta Islaamku ay tahay diinta dalka..
Jamhuuriyada Indunisiya Republik Indonesia
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Jakarta 6°10.5′S 106°49.7′E / 6.1750°S 106.8283°E | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Af-Indunisi | |||||
Baaxad | ||||||
- | Land | 1,904,569 km2 (15th) 735,358 sq mi |
||||
- | Water (%) | 4.85 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2020 Tirakoob | 268,624,363[1] (4th) | ||||
- | Mugga Dadka | auto/km2 (84th) 322.87/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2013 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $1.285 trillion[1] (15th) | ||||
- | Qof qof | $5,182[1] (124th) | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2013 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $0.867.468 Trillion[1] (16th) | ||||
- | Calaa qof | $3,499[1] (115th) | ||||
Qaybsiga (2010) | 35.6[2] (medium) | |||||
Kobaca (2019) | ![]() |
|||||
Lacagta | Rupiah (Rp) (IDR ) |
|||||
Waqtiga | various (UTC+7 to +9) | |||||
Wadista Baabuurta | left | |||||
Furaha telka | +62 | |||||
Furaha Internetka | .id |
Deegaanka IndunisiyaEdit
wadankani waxa uu ka koobanyahay 33 gobol.waxa ayna u kala baxaan sidan..
- *
- * Bali,
- Bangka - Blitonj,
- Banten, Bengkulu,
- Jawa Timur,
- Jawa Barat,
- Jawa tengah,
- * , Kalimantan Selatan,
- Kalimantan Timur,
- Kalimantan tengah,
- Kalimantan Barat,
- Sulawesi Utara,
- Sulawesi dan tengah,
- Sulawesi Barat,
- Sulawesi Tenggara,
- Sulawesi Selatan, Nusa
- Tenggara Timur,
- Nusa Tenggara Barat,
- Sumatera Utara, Sumatera
- * Nubia,
- Sumatera Barat,
- Jambi,
- Gorontalo,
- Lampung,
- Maluku,
- Maluku Utara,
- Papua (Irian Jaya)
- , Irian Jaya Barat,
- Riau, Riau Kpolawan.
- Khusus layanan
Maamul hoosaadyoEdit
waxa jirta indonisiya.gobolo haysta maamul hoosaad.oo aan lamid ahayn gobalada kale kuwana waxaa kamida.Aceh Yogyakarta matalan goboladaas haysta ismaamul hoosaadka waxa ay xaq u leeyihiin in wixii ku saabsan qaanuunka lagu dhameeyo gudaha gobolka iyada oo aan caasimada waxba looga bahan.indonisiya waa dal wayn waxa uu ka koobanyahay in ku dhaw 2000 oo jasiiradood sanadii 2002 waxa dalka ka goay gobolka la odhan jiray taymuurta bari. oo hadeer dawld ah.
Madaxdii IndonisiyaEdit
Indunisiya kadib markii ay madax banaanida qaadatay waxa xukumay oo talada wadanka qabtay ahaana madaxwaynihii ugu horeeyay.axmad sokarno.waxa axmad sookaarno ku xigay oo wadanka waxnbadan xukumay.cali soharto.oo xukumay indoniisa mudo ku dhaw afartan sano ilaa xukunka laga tuuray sanadii 1998.kadib waxaa talada qabtay masaxwayne.cabdi raxmaan waxiid .waxaa kale oo iyana madaxwayne kanoqatay wadankaas gabadh uu dhalay madaxwaynihii ugu horeeyay ee wadankaas oo magaceedu yahay.miigawaati sokarnio buturi.hada waxaa madaxwayne ka ah wiiwido banban yoodayoono.
AlbumEdit
- Indonesia
National Museum of Indonesia in Central Jakarta
Wisma 46, Indonesia's tallest office building, located in the middle of Jakarta skyscraper.
A train at Gambir station in Central Jakarta
The Bung Karno Stadium is capable of hosting 100,000 spectators
A selection of Indonesian food, including Soto Ayam (chicken soup), sate kerang (shellfish kebabs), telor pindang (preserved eggs), perkedel (fritter), and es teh manis (sweet iced tea)
GE U20C in Indonesia, #CC201-05
Sido kale fiiriEdit
TixraacyadaEdit
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Indunisiya. |
- ↑ 1.0 1.1 1.2 1.3 1.4 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2013/02/weodata/weorept.aspx?pr.x=70&pr.y=2&sy=2013&ey=2013&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=536&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC&grp=0&a=. Soo qaatay 27 October 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . World Bank http://data.worldbank.org/indicator/SI.POV.GINI/. Soo qaatay 2 March 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://hdrstats.undp.org/en/countries/profiles/IDN.html. Soo qaatay 27 April 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)