Xarunta Sare Qaramada Midoobay

(Waxaa laga soo toosiyay Xarunta Qaramada Midoobay)

Xarunta Sare Qaramada Midoobay sidoo kale Fadhiga Qaramada Midoobay waa dhisme aad u wayn oo ku yaala caasimada New York wadanka Maraykanka.

Xarunta Sare Qaramada Midoobay
muuqaalka guud ee QM
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/USA New York City" does not exist.
Location within New York City
Magacyo KaleHeadquarters of the United Nations (Ingiriisi)
مقر الأمم المتحدة (Carabi)
联合国总部大楼
Siège des Nations unies
Центральные Учреждения Организации Объединенных Наций
Sede de las Naciones Unidas
Warbixin Guud
Naqshada dhismahaDhisme Caalami ah
MeeshaNew York
(Deegaan Caalami ah)
Ciwaanka760 United Nations Plaza, Manhattan, New York
Meesha Dhacdo40°44′58″N 73°58′5″W / 40.74944°N 73.96806°W / 40.74944; -73.96806Coordinates: 40°44′58″N 73°58′5″W / 40.74944°N 73.96806°W / 40.74944; -73.96806
Wakhtiga dhismaha la bilabay1948[1]
La dhamaystirayOktoobar 9, 1952 (1952-10-09)[1]
Qiimaha$65,000,000
(marka sicirka la toosiyo US$65,000,000)
MulkiileQaramada Midoobay
Dhererka155 mitir (509 ft)[1]
Faafaahin Habka Dhisme
Tirada dabaq39[1]
Naqshada iyo Dhisida
NaqshadaOscar Niemeyer
Le Corbusier
Harrison & Abramovitz
Qandaraaska QateyFuller, Turner, Slattery, iyo Walsh
Maabka Xarunta Sare Qaramada Midoobay ee wadanka Holland.



Xarumaha Qaramada Midoobay wax ka badal

 
Xarunta sare Qaramada Midoobay New York
 
Dhismaha QM magaalada Fiyeena

Badhtamihii Diisambar 1945, ayaa Golaha Guurtida Maraykanka iyo Aqalka Wakiiladu u codeeyeen in Ururuka Qaramada Midoobay laga codsado ineey Xarunta Sare ka dhisato wadanka Maraykanka. Arintaasi way aqbashay Qaramada Midoobay, waxayna deegaan ka salaxatay bariga caasimada New York halkaasi oo ay ku iibsatey lacag dhan US $8.5 milyan oo ahayd lacag deeq ah. Dhismaha oo socday labo sano (1949 ilaa 1950) waxaa la furay Xarunta Sare Qaramada Midoobay Janaayo 9, 1951, inkastoo la dhamaystiray dhismaha bishii Oktoobar 9, 1952.[2]

Inkastoo xarunta ugu muhiimsan ku taalo caasimada New York, ururku wuxuu xafiisyo waaweyn ku leeyahay Jeniifa, Heeg, Fiyeena, Nayroobi iyo meelo kale oo badan.


Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: