Latfiya (lv: Latvija) waa wadan ku yaalo Woqooyiga Yurub. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Estoniya, Lithuaniya, ruushka iyo Belarus. Dalka jamhuuriyada Latvia. Dalka Latvia waxa uu ku yaalaa waqooyiga qaarada yurub. Wadamada la jaarka ahna waxa kamid ah dalalka Ruushka, Belarus iyo Lithuania. Caasimada jamhuuriyada Latvia waxa la yidhaa Riga, waxana ay ku taalaa waqooyiga xeebta gacanka Riga (Gulf of Riga). Waqooyi galbeedna waxa kaga talaa bada loo yaqaan Baltic Sea.

Republic of Latvia
Latvijas Republika  (Af-Laatfiyaan)
Heesta qaranka: 
Dievs, svētī Latviju!
God Bless Latvia!
Location of Latfiya (dark green) – in Europe (green & dark grey) – in the European Union (green)  –  [Legend]
Location of Latfiya (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Location of Latfiya (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Riga
Luqadaha rasmiga ah Latviana
Qaybaha qoomiyedaha (2018[1])
Dadka Latvian
Xukunka Unitary parliamentary constitutional republic
 -  President Raimonds Vējonis
 -  Prime Minister Māris Kučinskis
Sharci dejinta Saeima
Independence
 -  Declaredb 18 November 1918[2] 
 -  Recognised 26 January 1921 
 -  Constitution adopted 7 November 1922 
 -  Soviet and Nazi occupations 1940-1991 
 -  Announced independence 4 May 1990 
 -  Restored independence 21 August 1991[3] 
 -  Independence recognized by the Soviet Union 6 September 1991 
 -  Admitted to the United Nations 17 September 1991 
 -  Joined the European Union 1 May 2004 
Baaxad
 -  Guud ahaan 64,589 km2 (122nd)
24,938 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.57% (1,014 km2)
Tirada dadka
 -  2016 qiyaasta 1,925,700[4] (148th)
 -  2011 Tirakoob 2,070,371[5]
 -  Mugga Dadka 34.3/km2 (166th)
88.9/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan $53.467 billion[6]
 -  Qof qof $29,489[6]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2018 estimate
 -  Guud ahaan $30.176 billion[6]
 -  Calaa qof $18,472[6]
Qaybsiga (2016)34.5[7] (medium)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.830[8] (very high / 44th)
Lacagta Euro () (EUR)
Waqtiga EET (UTC+2)
 -  Xagaa (DST) EEST (UTC+3)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +371
Furaha Internetka .lvc
a. Latvian is the sole official language.[9][10] Livonian is considered an indigenous language and has special legal status.[11] Latgalian written language and Latvian Sign Language also have special legal status.[12]
b. Latvia is de jure continuous with its declaration of 18 November 1918.
c. The .eu domain is also used, as it is shared with other European Union member states.

Coordinates: 57°00′N 25°00′E / 57.000°N 25.000°E / 57.000; 25.000

Bedka wax ka badal

Bedka dalka Latvia waxa lagu qiyaasaa 24,937.95 oo (mayl laba jibaaran) una dhiganta 64,589.00 oo (kiiloo mitir laba jibaaran). Bedka dalka Latvia waxa uu ka balaadhan yahay gobolka ( West Virginia) ee dalka Maraykanka.

Dadka wax ka badal

Dadka ku dhaqan dalka waxa lagu sheegaa in ay gaadhaan in ka badan 2.2milyan oo ruux, waana tirakoobkii la qaaday sanadkii 2010-kii. Sanadka 2050 waxa la saadaaliyay in ay dadka reer Latvia ay hoos ugu dhici doonaan 1.7milyan oo ruux. Afka: Luuqadaha lagaga hadlo dalka waxa kamid ah luuqada maxaliga ah ee Latvian-ka oo loogu dhawaaqo (Lettish), iyo luuqadaha Lithuanian, Russian iyo kuwo kale. Aqoonta: Dadka reer Latvia waa dad dhaamaan tood aqoon leh sida lagu shaaciyay tirakoob lagu sameeyay dadka reer Latvia.

Diinta wax ka badal

Diimaha ay aaminsanyihiina waxa kamid ah diinta kiristanka gaar ahaan mad-habta Lutheran, Roman Catholic iyo Russian Orthodox-ka.

Cimriga wax ka badal

Ragga reer Latvia waxay da’doodu gaadhaa 63-sano, dumarka u dhashay Latvia waxa ay gaadhana 74-sano.

Dawlada wax ka badal

 
Riga.

   

 
Matxafka Kitaabka Quduuska ah ee Ernst Glück


Qaabka ay u shaqayso Dawladda Latvia waa nidaamka Baarlamaaniga ah (Government Type parliamentary democracy).

Lacagta wax ka badal

Lacagta laga isticmaalo dalka Latvia waxa la yidhaa Latvian waxanay u qorantaa (LVL).

Warshadaha wax ka badal

Warshadaha ka jira dalka jamhuuriyada Latvia waxa lagu farsameeyaa Baabuurta, Dunta, waxa soo saarka beeraha, mashiinada, bacrimiyeyaasha (fertilizers), Raadiyaha, qalabka Korontada, iyo dawooyinka. Beeraha: Beeraha dalkana waxa ka baxa dalagyo ay kamid yihiin sonkorta, baradhada iyo khudaarta. Xoolaha: dalka Latvia waxa laga dhaqdaa qaybo kamid ah xoola nool oo caano ahaan iyo hilib ahaanba loo dhaqdo. Dadka reer Latvia waxa ay sidoo kale dhaqdaan digaaga waxana ay lasoo baxaan kaluunka. Dhulka la isticmaalo ee dalka Latvia waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba 27% kamid ah cabirka guud ee bedka dalka. Khayraadka: Khayraadka dabiiciga ah ee dalka waxa kamid ah awooda biyaha loogu bedelo korontada ee (hydropower) iyo macdanaha amber, peat, caro macdanaysan iyo dolomite.



Dalalka Yurub  
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki
  1. Social Statistics Department of Latvia. "Nuqul Archive". Social Statistics Department of Latvia. Waxaa laga kaydiyay the original 25 Bisha Laba iyo Tobnaad 2018. Soo qaatay 23 July 2018.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named Germanis
  3. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named FINemb
  4. . Central Statistical Bureau of Latvia. Nov 2015 https://web.archive.org/web/20171014091418/http://www.csb.gov.lv/en/notikumi/number-population-decreasing-mark-has-dropped-below-2-million-39639.html. Waxaa laga kaydiyay the original 14 October 2017. Soo qaatay 6 May 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. "Nuqul Archive". Central Statistical Bureau of Latvia. 2 April 2012. Waxaa laga kaydiyay the original 10 Bisha Lixaad 2012. Soo qaatay 2 June 2012.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  6. 6.0 6.1 6.2 6.3 . IMF http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2018/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=60&pr.y=11&sy=2016&ey=2023&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=941%2C946%2C939&s=NGDPDPC%2CPPPPC&grp=0&a=.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. "Nuqul Archive". Eurostat Data Explorer. Waxaa laga kaydiyay the original 4 Bisha Saddexaad 2016. Soo qaatay 13 August 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  8. (PDF). United Nations Development Programme http://hdr.undp.org/sites/default/files/hdr_2015_statistical_annex.pdf. Soo qaatay 14 December 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. "Nuqul Archive". The Parliament of the Republic of Latvia. Waxaa laga kaydiyay the original 5 Bisha Laba iyo Tobnaad 2013. Soo qaatay 20 November 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  10. . The Parliament of the Republic of Latvia https://web.archive.org/web/20140104204308/http://www.valoda.lv/en/downloadDoc_436/mid_566. Waxaa laga kaydiyay the original 4 January 2014. Soo qaatay 20 November 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. . The Parliament of the Republic of Latvia https://web.archive.org/web/20140104204308/http://www.valoda.lv/en/downloadDoc_436/mid_566. Waxaa laga kaydiyay the original 4 January 2014. Soo qaatay 20 November 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  12. . The Parliament of the Republic of Latvia https://web.archive.org/web/20140104204308/http://www.valoda.lv/en/downloadDoc_436/mid_566. Waxaa laga kaydiyay the original 4 January 2014. Soo qaatay 20 November 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)