Denimarki

(Waxaa laga soo toosiyay Denmark)


Denmark waa wadan ku yaalo Skandinafiyen ee woqooyiga qaarada yurub. Denmark iyo gobolada ee maamusho Griinland iyo Jasiiradaha Feroe waxaa la isku dhahaa Boqortooyada Denmark. Wadanka denmark wuxuu xuduud la leeyahay wadanka Jarmalka oo ka xiga koonfurta, waxaana ku wareegan bado kala duwan oo ah Badda Woqooyi, Skajirak iyo Kattegat,waxeena ka xigaan Galbeedka,Woqooyiga iyo Bariga.Danmark waxee ka koobantahay jasiirada Yulland iyo 406 jasiirado yar yar ah iyo kuwo waaweyn.Wadanka denmark waxaa la degenaan jiray 100,000 oo sano.intii lagu jiray Qarnigii Wikinka,shacabka danishka waxee aad u daneen jireen lakulanka caalamka. waxaana ka mid ah Madnimadii Kalamar iyo kuwo badan.Renaysans micnaheeda waxoo ahaa isbedel weyn oo kadhacay wadanka denmark, waa markii ee bilaabatay Isbedelkii Brotestantiga.Dastuurka danishka waxaa la saxiixay 5 Luuliyo 1849.waa markii oo bilaawday xukumada dimuqraadiga.Wadanka jarmalka waxoo denmark qabsaday Dagaalkii Labaad ee Aduunka, marka oo dagaalka dhamaaday denmark wee ka xoroowday.Markaas kadib wadanka waxuu ku biiray Neto kadibna Midowga Yurub.Wadanka waxuu qaxootiga badan soo galeen sanadihii u dhaxeeyay 1980meeyadii iyo 90kii.Maantana waxaa lagu eedeeyay sawiradii nabi maxamed (CSW) oo mudahaaraadyo badan luxay muslimiinta caalamka.Shacabka danishka waa dad isku dhaxjiro oo ka kooban qoomiyada danishka iyo qaxootiga,waxaana wadanka degan 5,5 miliyan oo qoys.

Boqortooyada Denmark
Kongeriget Danmark
Dannebrog
Hal ku dheg: (royal)
  • "Guds hjælp, Folkets kærlighed, Danmarks styrke"[lower-alpha 1]
  • "God's Help, the People's Love, Denmark's Strength"
Heesta qaranka: 
"Der er et yndigt land"
"There is a lovely country"
Heesta qaranka: 
"Kong Christian stod ved højen mast"
"King Christian stood by the lofty mast"
Location of Denmark[lower-alpha 2] (dark green) – in Europe (green & dark grey) – in the European Union (green)  –  [Legend]
Location of Denmark[lower-alpha 2] (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Location of Denmark[lower-alpha 2] (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
Dark green: Greenland, the Faroe Islands (circled) and Denmark.
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
 Copenhagen
55°43′N 12°34′E / 55.717°N 12.567°E / 55.717; 12.567
Luqadaha rasmiga ah Danish
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka
Dadka
Xukunka Unitary parliamentary constitutional monarchy
 -  Monarch Frederik X
 -  Prime Minister Lars Løkke Rasmussen
 -  Speaker of the Folketing Pia Kjaersgaard
Sharci dejinta Folketing
Consolidation 8th century
Baaxad
 -  Denmark[lower-alpha 2] 42,915.7 km2 [3](133rd)
16,562.1 sq mi 
 -  Greenland 2,166,086 km2 (836,330 sq mi)
Tirada dadka
 -  Jan 2012 qiyaasta 5,580,413[4] (111th)
 -  Mugga Dadka (Denmark) 130/km2
336.7/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2012 qiyaastii
 -  Guud ahaan $210.147 billion[5][lower-alpha 4] (52nd)
 -  Qof qof $37,657[5] (20th)
Qaybsiga (2009)24.7[lower-alpha 4] (low / 1st)
Kobaca (2013)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.901[6][lower-alpha 4] (very high / 15th)
Lacagta Danish krone[lower-alpha 5] (DKK)
Waqtiga CET (UTC+1[lower-alpha 4])
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+2)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +45[lower-alpha 6]
Furaha Internetka .dk[lower-alpha 7]


Luqada danishka waa luqada rasmiga oo looga hadlo.wadanka Denmark waa wadan Dastuur monarki ah.Raiisul wasaaraha wadanka waa madaxa sare,Baarlamaankana waa xukun dejin.Wadanka waxuu leeyahay 5 gobol iyo 98maamulayaasha degmooyinka.Denmark waa wadan taajir ah dhamaan shacabka ku nool waa dad waxbartay shaqeestana.

Taariikh wax ka badal

magacaabida magaca denmark waxaa loola jeedaa "Beeraleyda Danishka". taariikhda danmark waxee ka horeysay Qarnigii Dhagaxa, waxeena taariikhda u badantahay qarnigii dhaxa.Denmark waxaa laga helay alaab la isticmaali jiray 100,000 oo sano kahor, xiligii barafka. waxaana laga sameeyay dhagax la qoray.


Tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". kongehuset.dk (Danish monarchy official website). Waxaa laga kaydiyay the original 26 Bisha Koobaad 2013. Soo qaatay 4 February 2012.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. Administrative divisions – Denmark The World Factbook. Access date: 14 April 2012
  3. Statistics Denmark
  4. Danish Ministry for Economic Affairs and the Interior
  5. 5.0 5.1 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2013/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=55&pr.y=16&sy=2009&ey=2012&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=128&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=. Soo qaatay 17 April 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. (PDF). United Nations http://hdr.undp.org/en/media/HDR_2011_EN_Table1.pdf. Soo qaatay 8 December 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)


  1. Guds hjælp, Folkets kærlighed, Danmarks styrke has been adopted by Margrethe II as her personal motto.[1]
  2. 2.0 2.1 The Kingdom of Denmark's territory in continental Europe (i.e. Jutland and the proximate surrounding islands) is referred to as "Denmark proper", "metropolitan Denmark"[2] or simply (and most commonly) "Denmark". In the main body of this article, "Denmark" refers to the European territory excluding Greenland and the Faroe Islands.
  3. Danish is official in Denmark proper and co-official in the Faroe Islands, but not in Greenland; Greenlandic is the sole official language in Greenland. German is recognised as a protected minority language in the South Jutland area of Denmark.
  4. 4.0 4.1 4.2 4.3 This data is for Denmark proper only. For data pertaining to Greenland and the Faroe Islands, see their respective articles.
  5. In the Faroe Islands the currency has a separate design and is known as the króna, but is not a separate currency.
  6. The Faroe Islands (+298) and Greenland (+299) have their own country calling codes.
  7. The TLD .eu is shared with other European Union countries. Greenland (.gl) and the Faroe Islands (.fo) have their own TLDs.


Dalalka Yurub  
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki