Jasiirad
Jasiirad, Gasiirad (Af Ingiriis : island; Af Carabi : ar) waa dhul ka go'an qaarad, waxaana ku wareegan biyaha badda. Sideedaba Jasiirad waxaa lagu magacaabaa dhul ka yar qaarad kana weyn dhagax.
File:Jasiira.jpg
Misaajid ku kor yaalo Jasiirad ku taalo duuleedka magaalada muqdisho, degmada jasiira
Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso. |