Aw-badeed

(Waxaa laga soo toosiyay Gasiirad)

Aw-badeed ama awdal ama Jasiirad, Gasiirad (Af Ingiriis : island; Af Carabi : ar‎) waa dhul ka go'an qaarad, waxaana ku wareegan biyaha badda. Sideedaba Jasiirad waxaa lagu magacaabaa dhul ka yar qaarad kana weyn dhagax.

File:Jasiira.jpg
Misaajid ku kor yaalo Jasiirad ku taalo duuleedka magaalada muqdisho, degmada jasiira